Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Gashaandhigga XFS Oo Gaaray Magaalada Baydhabo 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Gashaandhigga XFS Oo Gaaray Magaalada Baydhabo 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Jenaraal Odaywaa Yuusuf Raage, ayaa gaaray maagaalada Baydhabo ,si loo dar-dargeliyo howlgalada dib u xoraynta dalka gaar ahaan Deeganada Koonfurgalbeed Soomaaliya.

Dagaalo looga saraayo dalka Argagixisada,ayaa ka socda qeyba badan oo kamid ah,Gobalka Hiraan,iyo Qeybo kamid ah Shabeelada Dhaxe,Waxaana hormuud u ah Ciidanka Xoogga dalka Oo kaa shanaaya kuwa deegaanka ee go’aansaday in Soomaaliya laga ciribtiro Aragagaxisada Arxanka daran ee Al-shabab,

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Waxaa dhawaan la filaa in lasoo afjaro dagaalka lagulajiro Arxan lawayaasha,Argagixisada,Al-shabab,Oo dhibaato weyn ku haayo ummadda Soomaaliyeed.

Tags: Wasiirka Gashaandhigga XFS Oo Gaaray Magaalada Baydhabo
Previous Post

Madaxwaynaha Galmudug Oo Qaabilay Wafdi Uu hoggaaminaayo R/W Hore Ee Soomaaliya 

Next Post

Maamulka G/Banaadir Oo Joodariyaal Gaarsiiyay Xarunta Dr: Xabeeb

Next Post
Maamulka G/Banaadir Oo Joodariyaal Gaarsiiyay Xarunta Dr: Xabeeb

Maamulka G/Banaadir Oo Joodariyaal Gaarsiiyay Xarunta Dr: Xabeeb

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In