Friday, September 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Howlaha Guud & dib u dhiska XFS oo ka warbixiyay Waxqabadka Wasaaradiisa+Sawirro

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Howlaha Guud & dib u dhiska XFS oo ka warbixiyay Waxqabadka Wasaaradiisa+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐫-𝐬𝐨𝐨𝐜𝐚𝐬𝐡𝐨

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐫-𝐬𝐨𝐨𝐜𝐚𝐬𝐡𝐨

September 17, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika

September 17, 2026

Shir  Jiraa’id uu xafiiska ku qabtaay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib dhiska iyo Gureynta Xukuumadda Soomaaliya  Eng; Saadaq Cabdulahi Cabdi  ayaa ahaa mid uu ugu hadlayaay waxqabadka Wasaaradda mudada Sideeda  bilood ee la soo dhaafay, isagona sheegaay iney waddaan  qorshayaal lagu horumarinaayo  dhismiyaasha dalka.

Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska ayaa marka hore sheegay in mudada kooban ay xafiiska joogaan u qabsoomay waxyaabo badan oo ay ka mid yihiin tayeenta iyo qiimeynta shaqaalah sii loo ogaado iney qaban karaan fuulin karaan mashaariicda waaweyn ee dalka

Sidoo kale, Wasiirka Saadaq oo hadalkiisa sii wata ayaa Yiri” Waxan fulinaay mashaaric oo ay ugu horeysaay  tijaabooyin iyo daraasad lagu sameeyay dhismiyaashi bur buray oo ugu horeysaay  bankagi  ganacsigi keydka Soomaaliyeed iyo Wasaradda Waxbarashada.waxa inoo soo baxdaay in Wasaradda iyo injineerada iyo dhamaan qeybaha kala duwaan ee waxaahaha kale  iney fuliyaan howlaha loo igmaday Wasaaradda ,waxa jiro in wasaaradda mudada ay jirtaay daahfuurtay waddo 4k iyo bar oo isku xirto  afgooye iyo carbiska oo ay iska kaashadeen dowlada norwey iyo ganacsato Soomaaliyeed  waa marki ugu horeysay dadka soomaaliyeed isku tashaadan iney dalkooda dhistaan uu soo istaagaan.

Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dhiska Xukuumadda Soomaaliya  Eng; Saadaq C/llaahi Cabdi ayaa hoosta ka xariiqay in heer gaba gaabo ah maraayo dhameystirka Mashruuca dhismaha   Muqisho iyo Afgooye,isagoo dhanka kale tilmaamay in dhawaan daahfurmi doona mashruucaas oo ka koobaan 23km oo ka bilabanayo E- control Afgooye  ilaa iyo Carbiska.

Dhanka kale,Wasiirka Wasaradda Howlaha Guud iyo dib uu dhiska Xukumadda Soomaaliya Eng; Saaadaq C/llaahi Cabdi  ayaa ugu baaqaay Hay’adaha caalamiga iyo shirkadaha dhismiyaasha ee  ka howl gala dalka iney iska soo diwaan galiyaan Wasaradda si loola socdo waxqabadkooda.

“Dhamaan shirkadaha iyo shaqalaha ka shaqeyo dhismaha dalka ee an wali iska soo diiwan galinin wasaradda waxa la faraya  iney isa soo diiwaan galiyaan waxan kalo baaqa uu diraya shirakadaha ajaanibta  ee ku howlaan dhismiyasha guriyaha iney ayagona isa soo diiwan galiyaan”,Ayuu yiri Wasiir Saadaq C/llaahi Cabdi.

Previous Post

Maxaa Horyaala Guddoomiyaha  Cusub ee Gobolka  Benaadir?

Next Post

Golaha Wasiirada Jubbaland oo loo gudbiyay Laba Hindise Sharciyeed oo ay soo diyaariyeen Komishinka Shaqada iyo shaqaalaha.

Next Post
Golaha Wasiirada Jubbaland oo loo gudbiyay Laba Hindise Sharciyeed oo ay soo diyaariyeen Komishinka Shaqada iyo shaqaalaha.

Golaha Wasiirada Jubbaland oo loo gudbiyay Laba Hindise Sharciyeed oo ay soo diyaariyeen Komishinka Shaqada iyo shaqaalaha.

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐫-𝐬𝐨𝐨𝐜𝐚𝐬𝐡𝐨

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐡𝐢𝐫𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐧𝐧𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐟𝐮𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐝𝐨𝐨𝐫-𝐬𝐨𝐨𝐜𝐚𝐬𝐡𝐨

September 17, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika

Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeybgalay shirka u diyaar-garowga El Niño ee Geeska Afrika

September 17, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In