Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Isgaarsiinta Oo Furay Shirka Wada-xaajoodka Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Isgaarsiinta Oo Furay Shirka Wada-xaajoodka Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta furay Shir ay ka soo qeybgaleen madaxda Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka, waxaana looga hadlay sida Shirkadaha ugu wada-xaajoon lahaayeen arrimaha khuseeya isku-xirka iyo dhaqan-galinta qodobka 49-aad ee xeerka Isgaarsiinta Qaranka iyo xeer-nidaamiyaha isku-xirka (interconnection regulation) oo faraya shirkadaha isgaarsiinta inay iswici karaan maadaama Shacabka Soomaaliyeed ay baahi weyn u qabaan.

Mudane Jaamac Xasan Khaliif Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa ugu horeyn bogaadiyey Shirkadaha Isgaarsiinta shaqada Wanaagsan ay u hayaan Dalka…”Maadaama ay tahay dan guud oo waajib ku ah dhammaan shirkadaha isgaarsiinta waxaa muhiim ah in labilaabo Shirkadaha gudaha in ay iswacaan, Wasaaradda waxaa waajib ka saaranyahay in ay Ilaaliso kuna difaacdo dhanka Sharciga Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka oo kaalin weyn ugu jira Dhaqaalaha Dalka,…ayuu yiri Wasiir Jaamac.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Mustafa Yaasin Sheikh ku-xigeenka Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa sidoo kale Shirkadaha ku adkeeyey in howshaan si deg deh ah u dhamaato.

Shirka Wada-xaajoodka Shirkadaha oo socondoono muddo saddax maalmood ah ayaa waxaa laga soo saaridoonaa qodobo muhiim ah, waxaana dhawaan la daah-furidoonaa Isku-xirka Shirkadaha oo shacabka Soomaaliyeed ay ka kaaftoomilahaayeen in ay qaataan dhowr Sim-card.

Tags: Wasiirka Isgaarsiinta Oo Furay Shirka Wada-xaajoodka Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka
Previous Post

Xuska Maalinta Oof-wareenka Adduunka Oo Lagu Qabtay Baydhabo “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Qorsheynta Oo La Kulmay Ku-xigeenka Wakiilka QM Ee Soomaaliya

Next Post
Wasiirka Qorsheynta Oo La Kulmay Ku-xigeenka Wakiilka QM Ee Soomaaliya

Wasiirka Qorsheynta Oo La Kulmay Ku-xigeenka Wakiilka QM Ee Soomaaliya

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In