Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Qorsheynta Oo La Kulmay Ku-xigeenka Wakiilka QM Ee Soomaaliya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Qorsheynta Oo La Kulmay Ku-xigeenka Wakiilka QM Ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliso Agaasimaha Kormeerka Qiimeynta iyo Xalka Waara ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Mr. Adam Abdelmoula oo ah ku xigeenka Wakiilka QM ee Soomaaliya.

Kulankaan ayaa looga hadlay dhowr qodob oo ku saabsan xaaladda adag ee bani’aadannimo ee dalka ka jirta, taa oo ay ugu weyntahay in la sii laba jinbaaro wax ka qabashada gobollada dalka ee ay ku dhufteen abaaraha ba’an.

Related posts

Ururka JSP oo ololaha doorashada ka sameeyay Degmada Balanballe

Ururka JSP oo ololaha doorashada ka sameeyay Degmada Balanballe

July 28, 2026
Soomaaliya  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

Soomaaliya  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

July 28, 2026

Qodobbada sidoo kale diiradda lagu saaray kulanka labada mas’uul ee maanta ayaa waxaa ka mid ahaa:- xaaladaha bani’aadnimo sidii xal waara looga gaaro, in Goobaha laga xoreeyey kooxaha aragagixisda dadka deggan la gaarsiiyo waxyaabaha nolosha aas-aasiga u ah sida waxbarashada iyo caafimaadka, isku duwidda mashaaricda UN-ta iyo in deeqaha Soomaaliya ay UN-ta qeexdo iyada oo lagu salleenayo Qorshaha Horumarinta Qaranka ee NDP-9.

Ugu dambeyn, Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beena-beene) ayaa uga mahad-celiyay Qaramada Midoobay taageerada hufan ee ay la garab taaganyihiin shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Wasiirka Isgaarsiinta Oo Furay Shirka Wada-xaajoodka Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka

Next Post

Afgooye: Ciidamada Ammaanka Oo Gacanta Ku Dhigay Mooto Bajaaj Lagu Soo Rakibay Waxyaabaha Qarxa

Next Post
Afgooye: Ciidamada Ammaanka Oo Gacanta Ku Dhigay Mooto Bajaaj Lagu Soo Rakibay Waxyaabaha Qarxa

Afgooye: Ciidamada Ammaanka Oo Gacanta Ku Dhigay Mooto Bajaaj Lagu Soo Rakibay Waxyaabaha Qarxa

Ururka JSP oo ololaha doorashada ka sameeyay Degmada Balanballe

Ururka JSP oo ololaha doorashada ka sameeyay Degmada Balanballe

July 28, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa maanta ololihiisa doorashada ka sameeyay degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud, iyadoo ay ka...

Soomaaliya  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

Soomaaliya  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

July 28, 2026
0

Addis Ababa, Itoobiya | 28 Luulyo 2026: Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qaybgaleysa Kalfadhiga 49-aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qaybgaleysa Kalfadhiga 49-aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

July 28, 2026
0

Addis Ababa, Itoobiya | 28 Luulyo 2026 – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
0

Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow ka furmaya Shir Cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Dalka, kaas oo uu soo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In