Wasiirka maaliyada XfS Mudaneย Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta ka qeeb galay bandhigga barbixinta sanadlaha ah ee canshuuraha barriga sanadkan 2020 oo hadda biloow ah.
Wasiirka ayaa sheegay in dakhliga ka soo xarooday ย Canshuuraha barriga uu kordhay sanadihii ugu dambeeyay, maadaama dadaalo dheeri ah ay wasaaraddu ku bixisay.
โIsbadalka faa’idada badan waxaa sabab u ah sharciyadii aan meelmarinay, wacyigalin bulsho iyo wadashaqeyn wanaagsan oo aan la leenahay Canshuur bixiyaha Dalkaโ ayuu yir: Wasiirka maaliyadda Mudaneย Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.
Sodokale, Dalkeena waa in aan ku dhisanaa maalkeena iyo dhididkeena sidaa waxa Bartisa Fecebooka ย ku qoray Wasiirka maaliyada XFS Mudaneย Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.