Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda X.F.S oo kormeeray Furdada Cashuuraha ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda X.F.S oo kormeeray Furdada Cashuuraha ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa hawl kormeer ah u tagay Furdada Cashuuraha ee Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho oo ka mid ah ilaha dhaqaalaha dalka.

“ Waxa aan labadii maalin ee la soo dhaafay ku howlaneyn kormeerka Furdada Cashuuraha ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo ka mid ah ilaha dhaqaalaha ay ka soo galaan dalka, intii aan ku guda jirnay kormeerkii Furdada waxaa inoo suuro gashay  in aan xog wareysano shaqaalaha ku howlan dakhli uruurinta iyo qaar kamid ah ganacsatadii loo adeegayay”.

Related posts

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

April 5, 2026

Sidaas waxaa Boggiisa Facebook ku qoray Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda mudane Dr Cabdiraxmaan Ducaale Bayle.

Wasiirka ayaa hadalkisa sii raaciyay “Wasaaradda Maaliyadda waxaa ka go’an in ay si daah furan ugu adeegto bulshada Soomaaliyeed iyada oo la dhaqan galinyo hanaanka dib u habeynta Maaliyadda iyo sare u qaadidda Dakhliga gudaha ee dalka”.Ugu danbeeyn Wasiir Beyle ayaa xogwareysi la yeesheen Howl wadeenada ku howlan dakhli uruurinta waxaana uu ku booriyay inay bulshada si daah furan ugu adeeggaan.

Ugudanbeeyntii Wasiir Beyle ayaa xogwareysi la yeesheen Howl wadeenada ku howlan dakhli uruurinta waxaana uu ku booriyay inay bulshada si daah furan ugu adeeggaan.

Previous Post

Mareykanka oo lagu eedeeyay inuu hortaaganyahay xabad joojinta laga gaaro colaadda Israa’iil iyo Falastiin

Next Post

Aqoon isweydaarsi ku saabsan doorka haweenka ku leeyihiin ka qeyb galka siyaasadda oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post
Aqoon isweydaarsi ku saabsan doorka haweenka ku leeyihiin ka qeyb galka siyaasadda oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Aqoon isweydaarsi ku saabsan doorka haweenka ku leeyihiin ka qeyb galka siyaasadda oo lagu qabtay Gaalkacyo “SAWIRRO”

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

Taliyaha CXDS oo Dalacsiiyay Geesiyaashii Furay Waddada Muhiimka ah Ee Isku Xirta Muqdisho iyo Baydhaba

Taliyaha CXDS oo Dalacsiiyay Geesiyaashii Furay Waddada Muhiimka ah Ee Isku Xirta Muqdisho iyo Baydhaba

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa dalacsiiyay ciidamadii ka qeyb qaatay furitaanka waddada isku xirta Muqdisho...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In