Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Maaliyadda XFS”Wada hadalo ayaa inoo socda Ganacsatada”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda XFS”Wada hadalo ayaa inoo socda Ganacsatada”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shir jaraa’id uu ku qabtay xafiiskiise, Mudane C/raxmaan Ducaale Byle Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa wuxuu kaga hadlay waxqabadka wasaaradda bisha Febraayo,warbixin hay’adda Lacagta adduunka ay ku ammaantay horumarka ay dowladdu ka sameysay hanaanka maamulmaaliyadeed  ee Dalka iyo wadahadalo u socda ganacsatada iyo Wasaaradda ee ku aadan bixinta Canshuuraha.

“Reporkii ugu dambeeyey ay soo saartay IMFT guud ayaan ka gaarnay,taasina waxaa ku mahadsan madaxda Dowladda SOomalaiya oo uu ugu horeeyo madaxweynaha iyo raiisul Wasaaraha,oo dalkani ay sii yeen muhiimad gaar ah in uu horumar ku talaabsado,marka kaas waaye reporkii ka oso baxay IMFTA waa wax ku ool,marka hore waxaa la yiri dhowr iyo labaatanka qof ee guddiga ugu sareeya ayaa qofkasta wuxuu sheegay in Soomaaliya ay diyaar u tahay in horumar ay ku talaabsato”.Ayuu yiri Wasiir Beyle.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Wasiirka Maaliyadda ayaa sheegay in ay jiraan wada hadalo ku aadan bixinta canshuuraha oo ay kula jiraan ganacsatada.

“Waxyaalo badan ayaa inoo suura galay waxaa kamid ah in canshuurta aan heshiis ka gaarno,in hoteelada aan ku soo rognay boqolkiiba 5% way naga aqbaleen,waxaan u sheegaynaa bishii way dhamaatay in wixii aan ku heshiinay in lacagahaasi qaadan oo Bangiyada ay geeyeen,anagana waxaan balanqaadaynaa in aan ku bixino sidii loogu talagalay”.ayuu intaasi ku daray C/raxmaan Ducaale.

Dhinaca kale Wasiir C/raxmaan Ducaale Beyle so hadal qaaday bixinta mushaharaadka shaqaalaha Dowladda,isagoo xusay in uu saxiixay mushaharadaasi.

“Waxyaalo badan ayaa ina horyaala waxaana kamid ah in aan bixino wixii nalaku leeyahay,waxaana kamid ah bixinta mushaharaadka shaqaalah Dowladda,hadda waan bilownay,waxaan saxiixay inta badan mushaharada  maalmihii ugu dambeeyey, mushaharada,qaar ayaan bilowday,marka waxaan leeyahay dhamaan Soomaalida kunool gudaha iyo dibadda bixiya canshuuraha si uu dalka horumar u gaaro”,.

Guulaha ay gaartay Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa kamid ah hagaajinta hanaanka maamul Maaliyadeed ee Dalka,taasi oo keentay in hay’adaha Dhaqalaah caalamku ay ku dhiiradaan xoojinta wada shaqeynta Dowladda.

Previous Post

Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta XFS oo booqday Jamacada Ummadda

Next Post

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Magaaladda Doha kula kulmay Taliyaha Xabsiyadda Qatar ‘’Sawirro’’

Next Post
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Magaaladda Doha kula kulmay Taliyaha Xabsiyadda Qatar ‘’Sawirro’’

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Magaaladda Doha kula kulmay Taliyaha Xabsiyadda Qatar ‘’Sawirro’’

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In