Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo qaabilay Wakiilka UNHCR ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo qaabilay Wakiilka UNHCR ee Soomaaliya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay wakiilka Soomaaliya ee hay’adda Qaxootiga adduunka ee UNHCR, Magatte Guisse.

Kulanka ayaa inta uu socday looga hadlay wada-shaqaynta iyo taageerrada shaqo abuur iyo farsamo ee qaxootiga dalka ku soo laabanaya iyo kuwa ku barakacay gudaha dalka.

Related posts

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026

“ Waxaan ku xoojinay kulankan sidii xasillooni dalka ay ugu heli lahaayeen muwaadiniinta ku soo laabanaya iyo kuwa abaaraha ay barakiciyeen, waa arrin naga go’an shaqo abuurka iyo helida xirfado ay ku shaqayn karaan dadkaas, taa ayaanna hoosta ka wada xariiqnay wakiilka UNHCR.” ayuu yiri wasiir Cabdiwahaab.

Mudane Magatte Guisse, wakiilka UNHCR ee Soomaaliya ayaa dhankiisa sheegay in kulanka uu bilow u noqonaya xoojinta xiriirka gaar ahaan horumarinta fulinta qorshaha qaranka.

Kulanka waxaa goobjoog u ahaa Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Mudane Cabdi Axmed Qaasim, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali, Guddoomiye Hay’adda Qaxootiga Qaranka Marwo Aamino Siciid Cali iyo saraakiil ka tirsan Wasaaradda iyo UNHCR.

Previous Post

Wasaaradda haweenka oo qabatay kulan looga arrinsanaayo xoojinta qoondada 30% “SAWIRRO”

Next Post

Wasiiru dowlaha howlaha guud DFS oo xariga ka jaray labo Xarun oo laga dhisay Cadaado

Next Post
Wasiiru dowlaha howlaha guud DFS oo xariga ka jaray labo Xarun oo laga dhisay Cadaado

Wasiiru dowlaha howlaha guud DFS oo xariga ka jaray labo Xarun oo laga dhisay Cadaado

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

March 16, 2026
0

The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In