Thursday, January 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo Muqdisho ka daah furay Aqoon isweydaarsi

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo Muqdisho ka daah furay Aqoon isweydaarsi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Biixi Iimaan Cige, ayaa si rasmi ah u furay aqoon-iswaydaarsiga dejiyeyaasha Siyaasadda Ilaalinta Bulshada Soomaaliya.

Daah furka aqoon-iswaydaarsiga,ayaa waxaa goobjoog ahaa Xildhibaannada Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka , Guddoomiyaasha guddiyada, Arrimaha Bulshada , Qorsheynta iyo Arrimaha Dibadda Labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ,Wasiirrada Wasaaradaha Arrimaha Bulshada ee Dawlad-gobolleedyada Dalka , wakiillada hay’adaha Dawladda iyo ka qeyb galayaasha Aqoon-iswaydaarsiga.

Related posts

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

January 21, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD

January 21, 2026

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Biixi Iimaan Cige, ayaa sheegay siyaasadda Arrimaha Bulshada inay door xooggan ku leedahay qorshaha horumarinta Bulshada ee dalka, isagoo tilmaamay saddexdii sanno ee u dambeeyay in ka badan 1.3 milyan oo qof in taageerro dhaqaalo ay ka helayeen barnaamijka qaran ee Ilaalinta Bulshada (Baxnaano) , si loo xoojiyo siyaasadda Ilaalinta Bulshada.

Waxa uu sidoo kale Wasiirka caddeeyay muhiimada ay leedahay fahanka iyo mudnaansiinta, taa oo ah ujeeddada aqoon-iswaydaarsiga dejiyeyaasha Siyaasadda Ilaalinta Bulshada Soomaaliya oo ay maanta Muqdisho ka furtay Waaaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.


Previous Post

Guddiga Khayraadka Aqalka Sare oo Xafiiskooda ugu yeeray mas’uuliyiinta W/howlaha guud

Next Post

Somali PM Calls for Action Against Corruption and Violence

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse oo furay shir Sanadeedka Xeer ilaaliyayaasha Soomaaliyeed 

Somali PM Calls for Action Against Corruption and Violence

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Ganacsato

January 21, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaliya, Mudane Jamal Maxamed Xasan ayaa maanta kulan la yeeshay xubno ka tirsan...

Somalia Ratifies the IGAD Treaty

Somalia Ratifies the IGAD Treaty

January 21, 2026
0

The Federal Republic of Somalia is pleased to announce the ratification of the new Intergovernmental Authority on Development (IGAD) Treaty,...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD

January 21, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si rasmi ah u ansixisay Heshiiska Urur-Goboleedka IGAD, iyadoo noqotay dowladdii shanaad ee ansixisa, taas oo...

Iskaashiga Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo sii xoogaysanaya

Somalia Thanks China for Continued Support and Strong Bilateral Cooperation

January 21, 2026
0

The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, led by H.E. Abdisalam Ali ,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In