Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Shaqada XFS Yuusuf Maxamed Aadan “Dowladda Soomaaliya waxay markasta ka shaqeyneysaa sidii tayada shaqaalaha rayidka ah loo kordhin lahaa”.

Wasiirka Shaqada XFS Yuusuf Maxamed Aadan "Dowladda Soomaaliya waxay markasta ka shaqeyneysaa sidii tayada shaqaalaha rayidka ah loo kordhin lahaa".

Ali Ahmed by Ali Ahmed
12 months ago
in Wararka
0
Wasiirka Shaqada XFS Yuusuf Maxamed Aadan “Dowladda Soomaaliya waxay markasta ka shaqeyneysaa sidii tayada shaqaalaha rayidka ah loo kordhin lahaa”.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo ay wehlinayeen Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa maanta munaasabad soo dhaweyn ah u sameeyay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee dalka Ciraaq.

Munaasabadda oo si heer sare ah loo agaasimay ayaa ka dhacday xarunta tababarka ciidanka Booliska ee General Kaahiye. Waxaa lagu soo bandhigay muhiimadda ay leedahay iskaashiga amniga iyo tababarrada ciidanka, si loo dardargeliyo dadaallada xoojinta nabadda iyo la dagaallanka argagixisada.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026

Labada wasiir ayaa isku raacay in la xoojiyo wada shaqeynta dhanka amniga, gaar ahaan tababarka iyo qalabaynta ciidamada Booliska. Wasiirka Ciraaq ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay booqashada iyo soo dhaweynta diirran ee uu kala kulmay mas’uuliyiinta Soomaaliyeed.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay dhiggiisa Dalka Ciraaq

Next Post

Danjire Jabriil oo soo xiray tababar ku saabsan daadajinta adeegyada caafimaadka

Next Post
Danjire Jabriil oo soo xiray tababar ku saabsan daadajinta adeegyada caafimaadka

Danjire Jabriil oo soo xiray tababar ku saabsan daadajinta adeegyada caafimaadka

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

April 9, 2026
0

Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

April 9, 2026
0

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In