Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Tartanka Ramadaan

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska oo marti ku ahaa barnaamijka Kulanka Todobaadka”Dhageyso+Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Tartanka Ramadaan, Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska oo marti ku ahaa barnaamijka Kulanka Todobaadka”Dhageyso+Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay qorshayaasha xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Barnaamijka ayaa waxaa marti ku ahaa wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye”  oo faah faahin dheeraad ah ka bixiyay qorshayaasha dowladda ee ku wajahan dhinacyada, horumarka, dhameystirka dhismaha maamul goboleedyada iyo qodobbo kale oo mihiim ah.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Wasiirka ayaa intii uu socday barnaamijka si qota dheer uga jawaabay su’aalo ay soo weydiiyeen qaar ka mid ah dhageystayaasha barnaamijka oo ku kala sugan dalka iyo dibadda.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/03/BAR-KULANKA-JIMCAHA-06.03.2015.mp3

DSC08120 DSC08122 DSC08124 DSC08126 DSC08130 DSC08132 DSC08139 DSC08141 DSC08142 DSC08143 DSC08144 DSC08147 DSC08150

Sawir qaade Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Dowladda Federaalka oo sheegtay in aan loo dulqaadan doonin tacadiyada haweenka loo geysto

Next Post

Dowladda Federaalka oo sheegtay in aan loo dulqaadan doonin tacadiyada haweenka loo geysto

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In