Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo kormeeray xarumaha warbaahinta magaalada Gaalkacyo

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta Galmudug oo kormeeray xarumaha warbaahinta magaalada Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska dowlad gobaleedka Galmudug Axmed shire falagle oo ay wehliyeen   howlwadeeno Ka tirsan  wasaaradda ayaa kormeeray qaar Ka mid  ah xarumaha warbaahinta ka howl gasha magaalada Gaalkacyo.

Kormeerkaan oo ujeedkiisu ahaa u kuur galida howlaha warbaahineed iyo kaalinta ay xiligaan ay ka qaadaneyso wacyi galinada la xariira xanuunka karoona fayris ayaa intii uu wasiirku ku guda jiray waxa uu warbixino ka dhageystay qaar kamid ah Agaasimayaasha iyo howl wadeenada idaacadaha uu booqday kuwaas oo sheegay in ay wadaan barnaamijyo la xariira ka hortagga iyo faafitaanka Covid -19.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026

Wasiirka warfaafinta Galmudug Axmed shire falagle ayaa boggaadiyay howlaha shaqo ay bulshada u hayaan warbaahinta Gobalka, gaar ahaan kaalinta xilligaan ay ka qaadanayaan wacyi galinta bulshada iyo xoojinta nidaamka dowladnimo ee dalka.

Previous Post

Shirka isku xirka Laamaha Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda oo looga hadlay qodobo dhowr ah

Next Post

Ciidamada Booliiska oo fashiliyay qarax lasoo dhigay laamiga hormara Jaamacadda Ummadda

Next Post
Ciidamada Booliiska oo fashiliyay qarax lasoo dhigay laamiga hormara Jaamacadda Ummadda

Ciidamada Booliiska oo fashiliyay qarax lasoo dhigay laamiga hormara Jaamacadda Ummadda

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In