Wasiirka Warfaafinta XFS mudane Maxamed Cabdi Xayir {Maareeye} iyo wafdigii uu hogaaminayay oo gaaray dalka Sacuudiga, ayaa waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay dalkaasi masโuulliyiinta ugu sareysa dalxiiska Boqortooyada Sacuudiga.
Wasiir Maareeye ayaa masโuulliyiinta Sucuudiga ee soo dhaweynta u sameeyay mahad celiayay, sida diiran ee ay u soo dahweeyeen.
Wasiirka ayaa mudada uu joogo Sucuudiga ka qeyb gali doona shir caalami ah, oo halkaasi lagu qabanayo.