Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliyo oo Magaalada Nairobi kulan Kula Qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya”Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta Xukuumada Soomaaliyo oo Magaalada Nairobi kulan Kula Qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya”Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo uu Wehlinayay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta Cabdirisaaq Cali Yuusuf “Bahlawi”ayaa Magalada Nairobi Kulan kula Qaatay Michele Cervone d’Urso oo ah Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Arrimaha Soomaliya,

Waxana kulanka looga hadlayay Ariimo dhowr ah oo ku saabsan Xaalada Guud ee Dalka iyo Dowra Warfaafinta ee Wacyi gelinta iyo horumarka Dalka.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

March 14, 2026
Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 14, 2026

Wasiirka Warfaafinta ayaa intii uu socday Kulanka waxa uu Saafiirka midowga Yurub uga warbixiyay Howlaha Horyaala Wasaarada iyo waxyaabihii u qabsoomay dhowrkii bilood ee La soo dhaafay.

Markii uu kalanka soo gaba gaboobay ayaa wasiirka iyo Safiirka oo si wada jir ah shir jaraa’id u qabtay ayaa waxa uu ugu horeyn safiirka midowha yurub ee Soomaaliya waxa uu ka warbixiyay waxyaabihii ay ka wada hadleen.

“Waxan ka wada hadalnay Arrimo dhowr ah o ay ka mid yihiin  waxyabaha horyaala wasaarada warfaafinta sanadkan 2016 iyo xaalada guud ee Soomaaliya, Arrimaha Doorashooyinka iyo dowrka warbaafinta ay ku ledahay Wacyi gelinta bulshada iyo Sidoo kale Hirgelinta Sharciga Saxaafada Soomaliya.”Ayuu yiri Michele Cervone d’Urso.

Wasiirka Warfaafinta Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo isna ka warbixiyay waxyabihii ay kala hadleen safiirka ayaa waxa uu sheegay inay ka codsadeen Midowga Yurub in ay Xoojiyaan Taageerada ay Siiyaan Dowlada Soomaaliya.

Wasiirka Warfaafinta Kulanka uu la qaatay Wakiilka midowga yurub ee Soomaaliya ayaa qeyb ka ah kulamo ay Magalada Nairobi Wasiirka iyo Mas’uuliyiinta Wasaarada kula yelanayaan Wakiilada Dowladaha iyo Hay’addaha Taageera Dowlada Soomaaliya.

IMG_3948 IMG_3951 IMG_3957 IMG_3962 IMG_3965 IMG_3967 IMG_3969 IMG_3978 IMG_3990 IMG_3994 IMG_4010 IMG_4014 IMG_4020 IMG_4032 IMG_4033 IMG_4034 IMG_4035

 

Sawir Qade:-Abdulkadir Ali Hussein Koronto

Previous Post

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Madaxweyne Ku xigeenka Dowlad Gobaleedka Galmudug oo Xalay lagu Qabtay Magaalada Nairobi”Sawirro”

Next Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Kuxigeenka Q.M

Next Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Kuxigeenka Q.M

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ka warbixiyay safarkiisii shaqo ee dalka Mareykanka

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa faahfaahin ka bixiyay qaraar uu meel mariyay Baarlamaanka gobolka...

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaad iyo...

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, ayaa saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In