Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda XFS oo kulan la qaatay Guddiga Madaxabanaan ee la-dagaalanka Musuq-maasuqa

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda XFS oo kulan la qaatay Guddiga Madaxabanaan ee la-dagaalanka Musuq-maasuqa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka JFS mudane  Xasan Xuseen Xaaji, ayaa kulan la qaatay Guddiga Madaxabanaan ee la-dagaalanka Musuq-maasuqa. Wasiirka waxaa wehliyay qaar ka mid lataliyaasha sare ee wasaaradd. Shirka waxaa diirada lagu saaray sidii looga wada shaqeyn lahaa sare u qaadida hufnaanta la-dagaalanka Musuq-maasuqa. meeshana looga saari lahaa madmadowga jira.

Waxaa la isla gartey in la bilaabo fulinta heshiisyadii ay Dowladda Soomaaliya dhawaan ku biirtey sida kan Midowga Carabta, Midowga Afrika iyo sidoo kale kan Qaramada Midoobey ee La-dagaallanka Musuq-maasuqa iyo dardar gelinta Istaraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka Musuqa, xaqiijinta Dowlad wanaagga, sare u qaadidda Hufnaanta iyo xoojinta kalsoonida ay ku qabaan muwaaddiniinta dowladnimada Soomaaliyeed,Waxana si guul ah ugu kusoo idlaadey kulanka oo noqon doona mid joogto ah.

Related posts

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
Previous Post

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo (warbixin)

Next Post

Guddiga Maamulka Doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland oo qabtay tartanka kursiga HOP#243

Next Post
Guddiga Maamulka Doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland oo qabtay tartanka kursiga HOP#243

Guddiga Maamulka Doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland oo qabtay tartanka kursiga HOP#243

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Kismaayo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In