Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka waxbarashada oo booqatay guriga hooyooyinka-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka waxbarashada oo booqatay guriga hooyooyinka-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya marwo Khadar Bashiir Cali ayaa maanta waxaa ay kormeer ku tagtay guriga hooyooyinka oo ku yaala degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir, waxaana u jeedka kormeerkan uu ahaa sidii wax ugu ogaan la heyd isla markaana u xog wareysan la heyd mas’uuliyiinta ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed.

Wasiirka ayaa waxaa ay halkaasi ku booqdatay gabdho Soomaliyeed oo tababar ugu socdo xaruntaasi kuwaas oo la barayo xirfado ay ku shaqeystaan sida tolida dharka iyo farshaxanka noocyadiisa kala duwan.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarig jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarig jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

March 28, 2026

Guddoomiyaha ururka haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Baarqab oo ka hadashay munaasabad kooban oo xaruntaasi lagu qabtay ayaa sheegtay in haweenka Soomaaliyeed ay dhibaato badan heysato, iyadoona tilmaantay in guriga hooyooyinka uu astaan u yahay dhamaan haweenka Soomaliyeed.

Canab Xasan Cilmi oo ah guddoomiye ku xigeenka ururka haweenka Qaranka ayaa sheegtay in haweenka looga baahan yahay in ay qeybtooda ka qaataan dib u soo celinta nidaamka iyo kala dambeynta dalka isla markaana ka shaqeeyaan dib u dhiska Soomaaliya.

Wasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Khadar Bashiir Cali ayaa haweenka Soomaaliyeed u balan qaatay in ay ku taageeri doonto agab waxbarasho iyo macalimiin si kor loogu qaado aqoonta haweenka Soomaaliyeed.

IMG_5581 IMG_5588 IMG_5589 IMG_5592 IMG_5598 IMG_5601 IMG_5603 IMG_5664 IMG_5658 IMG_5652 IMG_5643 IMG_5645 IMG_5646 IMG_5668 IMG_5650 IMG_5641 IMG_5632 IMG_5633 IMG_5636 IMG_5638 IMG_5639

Sawir Qaade: Maxamed Fereysane

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Wariyeyaashii Universal oo xabsiga laga sii daayay

Next Post
Wariyeyaashii Universal oo xabsiga laga sii daayay

Wariyeyaashii Universal oo xabsiga laga sii daayay

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarig jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarig jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray, waddada laamiga ah...

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Bishoftu,Ethiopia):-Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qayb gashay shir-sanadeedka Dalladda Hay’adaha Xuquuqda Aadanaha ee waddamada urur gobolleedka IGAD oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xarigga ka jari doona waddada xiriirisa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xarigga ka jari doona waddada xiriirisa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS ayaa maanta xarigga ka jaraya wadada laamiga ah ee xiriirisa isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha, taas oo maamulka...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo u soo gudbay wareegyada soo socda ee tartan-ciyaareedka Qaramada Africa-2027

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo u soo gudbay wareegyada soo socda ee tartan-ciyaareedka Qaramada Africa-2027

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Maputo):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta, ayaa galabta ciyaaray kulan muhiim ah oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In