Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada XFS oo ka qeybgaley Dood ku saabsan tayeynta Waxbarashada dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Waxbarashada XFS oo ka qeybgaley Dood ku saabsan tayeynta Waxbarashada dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa ka qeyb-galay dood si toosa uga baxaysay Telefishinka iyo Raadiyaha Qaranka oo su’aalo looga waydiinayey Tayeynta Waxbarashada Dalka.

Wasiirka ayaa tilmaamay ahmiyadda uu leeyahay barnaamijkan isagoona kaga jawaabay su,aalo muhiim ah isla markaana sheegay in uu ku faraxsanyahay in uu hor yimaaddo bah-waynta Waxbarashada dalka si uu ugu bidhaamiyo halka uu marayo geedi-socodka hayaanka Waxbarashada dalka.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026

Qaar ka mid ah mas’uuliyiinta iyo ardayda ayaa su’aalo toos ah waydiiyay Wasiirka, iyagoo ku ammaanay in uu horyimaado, si uu dhageysto tabashooyinkooda iyo talooyinka ku aaddan tayeynta Waxbarashada dalka.

“Kalsoonida shacabkeenna waxa ay gaartay in la aamini waayo wax walbo oo wanaagsan oo ay dowladda sheegtay, sidaa darteed waxaan idiin ballan-qaadayaa in aan wax ka qabanno wax kasta oo dadkeennu laga dhaadhiciyay in aan la gaari karin ama aan laga miro-dhalin karin.”

Wasiir Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa soo bandhigay sida ay uga go’an tahay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya gudashada waajibaadka ka saaran baahinta, tayaynta iyo horumarinta guud waxbarashada dalka. Wuxuu si gaar ah uga faallooday qorshaha shaqaalaysiinta macallimiinta cusub dowladda ee hadda socdo.

Previous Post

In ka badan 18 ka tirsanaa khawaarijta oo lagu xasuuqay deegaanka Sabiid

Next Post

Turkiga oo Xerxeray qandaraaslayaal dhismo

Next Post
Turkiga oo Xerxeray qandaraaslayaal dhismo

Turkiga oo Xerxeray qandaraaslayaal dhismo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In