Wasiiro katirsan maamulka Koofur Galbeeed Soomaaliya iyo odayaal dhaqameedyada gobalada baay iyo Bakool iyo Shabeelada hoose ayaa manta waxay kormeereen xarada tababarada ciidanka Cali Salaamay ee magaalada Baydhabo oo ay kujiraan 395 askari oo dhawaan tababar loogu soo xiray xaradaasim.
Wasiiradaan ka tirsan mamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa ay kulan laqaateen ciidanka iyo saraakiishooda ayagoo kawada hadlay sidii taageeero loo siin lahaa ciidankaasi si ay goobaha fara ku tiriska ah oo deegaanada Koonfur Galbeed kaga sugan yihiin kooxaha UGUS.
Xili dhawaan xarada tababarada ciidanka Cali Salaamay ee magaalada Baydhabo tababar loogu soo xiray ciidan tiradiisu gaarayso 395 askari oo bilaw u ah askarta uu yeelanayo maamulka Koon Galbeed soomaaliya ayaa manta xarada ay kujiraan ciidankaasi waxaa kormeerkutagay .
Wasiiro katirsan maamulka KG ee soomaaliya . iyo hogaamiyaasha beelaha wadadega g/bay bakool iyo shabeelada hoose
Ujeedada kormeerka wasiirada iyo odiyaasha dhaqanka koonfurgalbeed ayaa ahaa mid ay kudhiiragalinayeen ciidanka ayna kudareen siinayeen in ay lagarabtaaganyihiin taagyeero hiil iyo hooba leh ,waxaana sidookale ciidanka ay kacodsadeen wasiirada iyo codiyaasha dhaqanka in ay kudadaalaan sidii looga xureen lahaa ugus miileha farakutirska ah ee ay kagasugunyihiin gobalada bay bakool iyo shabeelada hoose oo mamulka kg uu ka arimiyo.
Ugu horeen waxaa madasha kahadlay qaar kamid ah codiyaasha dhaqanka KG ee soomaaliya oo si ukumid ah ugabaraarujiyey ciidanka in ay ladagaalamaan UGUS oo dhibaato ween kuhaya shacabka soomaaliyeed . iyagoona usheegay ciidanka inay marwalba ay kawarhendoonaan Hadaanahay odiyaasha dhaqanka waa idingarabtaaganahay ee idinkuna go
aansada in aad ladagaalantaan al shabaab oo kasaartaan meelaha farakutiriska ah ee ay kaga siganyihiin bay bakool iyo shabeelada hoose.
Wasiirka maaliyada K/ Galbeed soomaaliya Sheekh Xasan Ibraahim Lugbuur ayaa ciidanka usheegay in maamulka k/Galbeed ilagaar ah ku eegidoono ciidankan . waxaana ciidanka kacodsay in ay iskadhaafaan waxayaabaha dhibaatada ukeenikara ciidannimada sida muqaadaraadka iyo wixii lamid ah.
dawlada koonfur galbeed ayaa marwalba idin garabtaagan ee idinkuna muujiya dadaalkiina waayo al shabaab ma ahan dad looseexankaro ee keena sidii looga xureen lahaa dalka soomaaliya.