Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo ka qeybgalay xiritaanka tababar lagu baranayay isbedelka cimilada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirro ka tirsan xukuumadda oo ka qeybgalay xiritaanka tababar lagu baranayay isbedelka cimilada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirro ka tirsan Xukuumada Somaliya ayaa ka qeyb galay xiritanka tababar ku saabsanaa la qabsahada isbadalka Cimilada oo qaar ka mid ah shaqalaha Dowlada  loogu soo gaba gabeeyay Magalada Nairobi.

Tababarkan oo ay iska kaashadeen xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya iyo hey’adda UNDP ayaa munaasabadii xiritaanka tababarka waxaa ka qeybgalay wasiirka Caafimaadka iyo wasiirudowlada Bii’ada ee xafiiska R/wasaaraha iyo mas’uuliyiin kale oo ka socotay hey’adda UNDP.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Tababarkan ayaa muddo sadex todobaad ah magaalada Nairobi uga socday xubno ka tirsan  shaqaalaha wasaaradaha xukuumadda federaalka Soomaaliya, kuwo ka socday maamul goboleedyada iyo qaar ka socday ururrada bulshada.

Wasiirudowlada xafiiska R/wasaarha ee dhinaca Bii’ada Burci Maxamed Xamsa oo ka hadlay xiritaanki tababarkaasi ayaa sheegay iney joogteeynayaan tababarrada noocan oo kale ah si wax looga qabto isbedelka cimilada.

Wasiirka caafimaadka Xaawo Xasan Maxamed oo ka hadashay xiritaanki tababarkaasi ayaa xustay baahida loo qabo xoojinta wacyigelinta bulshada si looga hortago cudurrada ka dhasha isbedelka cimilada.

Previous Post

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo furay waddo laami ah oo laga hirgeliyay Baydhabo

Next Post

Wasaaradda Warfaafinta oo dib u soo nooleyneyso dalxiiska

Next Post
Wasaaradda Warfaafinta oo dib u soo nooleyneyso dalxiiska

Wasaaradda Warfaafinta oo dib u soo nooleyneyso dalxiiska

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In