Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru dowlaha Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Soomaaliya oo soo dhaweyn loogu sameeyay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiiru dowlaha Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Soomaaliya oo soo dhaweyn loogu sameeyay Dhuusamareeb “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka wasaarada Maaliyadda Galmudug Mudane Farxaan Cali Maxamuud ayaa kulan soo dhaweeyn ah ugu sameyay magaalada Dhuusamareeb Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Tamara iyo Kheyraadka biyahya Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Shukri Maxamuud Afrax oo socdaal shaqo ku tegtay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud.

Kulankaan oo ay goobjoog ka ahaayeen Senetoro, Xildhibaanno heer Federaal, Wasiiro iyo Xildhibaannada Galmudug ayaa ku soo dhamaaday marxabeen iyo soo dhaween.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Wasiir Shukri Afrax ayaa ka mahadcelisay kulanka soo dhaweenta ah ee loo sameeyay, iyada oo sheegtay in Wasiir Farxaan uu waxbadan u qabtay Galmudug, waxbadana u dhiman yihiin sidoo kale Wasiirka ayaa balan qaaday inta ay joogto Wasaarada Tamara iyo Kheyraadka biyaha in Galmudug qoondadeeda ay si hufan u heli doonto.

Marwo Shukri Maxamud Afrax ayaa xustay in Galmudud ay iminka ku talaabsatay horumaro badan, isla markaana Madaxda Galmudug ay ku bogaadineyso horumarinta deegaannada Maamulka.

Ugu dambeyn madaxdii ka qeyb gashay ayaa muujiyay sida ay ugu faraxsan yihiin booqashada Wasiir Shukri ee Caasimadda Galmudug, waxaana inta ay ku sugantahay Dhuusamareeb ay kormeer ku tegi doontaa xarumaha ay shaqo wadaaga yihiin si ay ugu kuurgasha baahiyaha halkaasi ka jirta.

Previous Post

Wadahadalladii Militariga iyo Hamdok oo heer wanaagsan maraya

Next Post

Xaaladda Ethiopia oo Cakiran

Next Post
Xaaladda Ethiopia oo Cakiran

Xaaladda Ethiopia oo Cakiran

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In