Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru dowlaha Warfaafinta Soomaaliya oo baydhabo socdaal shaqo ku tegay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wasiiru dowlaha Warfaafinta Soomaaliya oo baydhabo socdaal shaqo ku tegay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru dawlaha Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta howlo shaqo u tegey magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, halkaasi oo uu ku booqday qaar ka midah xarunta Wasaaradda ay kaga howlgasho magaalada Baydhabo.

Wasiiru Dawlaha Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka io Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamuud Cabdi Xasan Bekoos ayaa markii uu soo gaaray magaalada Baydhabo waxaa uu Booqdey Xaruumaha idaacadaha ka howlgala Magaalada Baydhabo iyo Sidookale Xafiiska Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA.

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026

Waxaana idaacadaha uubooqadey kamid ahaa Radio Warsan,Radio Baydhabo iyo raadiyaha kuhadka Afka dawladgobaleedka KG, isagoo halkaasi kula kulmay Agaasimiyaasha Tafatiriyaasha Idaahadaha iyo Wariyaasha ka shaqeeya idaacadaha, isaga oo ka xog wareysanayey howlahooda shaqo iyo baahiyahooda, waxaana agaasimiyaashu ay uga mahadceliyeen Wasiirku Booqashada uu ku yimid idaacadaha Baydhabo

Agaasimeyaasha ayaa Wasiiru dowlaha ka codsaday in kor ay uqaado Tayada waririyaasha ka howlgala Koonfur Galbeed, gaar ahaan Magaalada Baydhabo, kuwaas oo mudo sanada ah aan helin fursado aqoon korarsi, taas oo Wasiirkuna si aad ah usoodhaweeyey

Wasiiru dawlaha Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dawlada Soomaaliya Maxamuud Cabdi Xasan Bekoos ayaa sheegay in ujeedka socdaalka uu yahay mid uu ugu kuurgalayo xaaladaha ay ku shaqeeyaan suxufiyiinta ka howlgala magaalada Baydhabo.

Grabbed Frame 1 Grabbed Frame 2 Grabbed Frame 3 Grabbed Frame 4 IMG_3148 IMG_3150 IMG_3154 IMG_3158 IMG_3160 IMG_3166 IMG_3171 IMG_3172 IMG_3173 IMG_3174 IMG_3176

Siraaji Sheekh Isxaaq

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidamo tababar uga socdo Caabudwaaq

Next Post

Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamanka iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Baledweyne

Next Post
Baladweyne: dagaal xilligaan ka socda magaalada iyo Fatahaadii wabiga oo sii xoogeysatay.

Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamanka iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Baledweyne

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In