Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

WHO oo markale ka digtay faafitaanka xanuunka Covid-19

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
WHO oo markale ka digtay faafitaanka xanuunka Covid-19
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa sheegtay inay jirto khatar ku saabsan faafitaanka xanuunka Covid-19, kadib markii waddamo badan ay si xad dhaafah u fureen xayiradii ka hortaga xanuunkan.

Agaasimaha Guud ee WHO, Tedros Ad-hanom, ayaa sheegay fiidnimadii xalay, in fursadda lagu xakameynayo cudurka faafa ay aad u sii yaraanayaan, iyadoo ay jirta khatar sii kordheysa oo ah in dunidu ay ku dhowdahay inay u caalwaayso xakameeynta xanuunkan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Mr Tedros, ayaa Carrabka ku adkeeyay in inta badan Waddamada Caalamka ay wajahayaan khatar dhab ah oo ku saabsan xanuunka Covid-19, bartamaha sanadkan.

Digniintan ayaa ku soo beegmaysa xilli Xafiiska Yurub ee Ururka Caafimaadka Adduunka uu ku baaqay in la xoojiyo dadaallada ku saabsan tallaalka ka hortagga xanuunkan, gaar ahaan waddamada dhaca Bariga Yurub.

Previous Post

Taliska Ciidanka Boliska oo war ka soo saaray Weerraro xalay ay geeysteen argagixisada

Next Post

Puntland oo shaacisay liiska 16-kursi oo lagu dooranayo Boosaaso

Next Post
Puntland oo shaacisay liiska 16-kursi oo lagu dooranayo Boosaaso

Puntland oo shaacisay liiska 16-kursi oo lagu dooranayo Boosaaso

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In