Hay’adda caafimaadka adduunka ayaa sheegtay in cudurka Karoona Fayras ku dhacay in ka badan 4 malyan oo qof todobaad gudihiisa.
Xogtaan ay hay’adda baahisay ayaa tilamamaeysa in faafitaanka Karoona kordhay 5% laga soo billabo 29 Maarso ilaa 4-tii Abriil.
Hay’addu waxey intaas ku dartay in 71,000 oo qof ay u dhimatay todobaadkii lasoo dhaafay taas oo muujineysa koror ah 11%
Waxaa laga diiwaan geliyay qaaradda Yurub gudaheeda in Karoona ku dhacay in ka badan 1.6 malyan oo qof isbuuc gudihiisa.