Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

W/Kuuriya oo dalka Syria ka caawineysa wax soo saarka hubka Kiimikada.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
W/Kuuriya oo dalka Syria ka caawineysa wax soo saarka hubka Kiimikada.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

W/Kuuriya ayaa qalab muhiim ah u direysa dalka Suuriya,si ay ugu isticmaalaan wax soo saarka hubka kiimikada ah ,sida ay ka dhawaaajiyeen qalabka warbaahinta Mareykanka,oo soo xiganaya  natiijooyinka ay soo saareen khubarada Qaramada Midoobay.

Qalabkaasi ayaa isugu jira dareerayaal Aasid ah,tubbooyin,isku dhisyo kiimiko ah iyo aalado lagu  farsameeyo walxahaasi

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026

Warbixin ay soo saareen Qaramada Midoobay oo aan weli la sii deyn ayaa sheegaya in xukuumada Pyongyang khuburro ka socda oo aqoon gaar ah u leh hubka gantaalada iyo kuwa kiimikada ah lagu arkay dalka Suuriya.sida ay ku warantay Jariidadda New York Times.

Eedeymahaan ayaa imaanaya kadib markii ay soo baxeen warbixinno cusub oo sheegaya in ciidamada Suuriya ay hubka Kiimikada gaaska ah u isticmaaleen Bariga Khuuta,hasa yeeshee dowladda dalkaasi ayaa ku gacan-seyrtay wararkaasi.

Bariga Khuuta oo ah duleedka magaalada Dimishiq ayaa lagu wadaa in loo ogolaado in ay ka bilowdaan bixinta kaalmooyinka biniaadanimo,kadib laba cisho oo ay jireen xasilooni aan cago badan ku taagneyn.

Previous Post

QM oo sheegtay in gargaar la gaarsiin waayay dadku ku xayiran goobah adagaalada Syria

Next Post

Horjooge ka tirsaana Al-shabaab oo isku soo dhibay Ciidaanka Xogga Dalka guutaada 10aad ee Gedo

Next Post
Horjooge ka tirsaana Al-shabaab oo isku soo dhibay Ciidaanka Xogga Dalka guutaada 10aad ee Gedo

Horjooge ka tirsaana Al-shabaab oo isku soo dhibay Ciidaanka Xogga Dalka guutaada 10aad ee Gedo

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

CXDS iyo AUSSOM oo ku dilay Mubaarak 40 ka tirsan khawaarijta 

March 26, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED, Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada Uganda ee AUSSOM, ayaa jab culus gaarsiiyay maleeshiyaadka ka tirsan Khawaarijta, oo...

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

Soomaaliya iyo Spain oo kala saxiixday heshiis Taariikhi ah 

March 26, 2026
0

Dowladaha Soomaaliya iyo Spain ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo dhidibada u aasaya hannaan wadatashi siyaasadeed oo joogto ah....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In