Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Wuxuu ku jiiftay dharkii shaqada xakiisa ayaa Booliska ku dacaysay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Ciyaaraha
0
Wuxuu ku jiiftay dharkii shaqada xakiisa ayaa Booliska ku dacaysay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo daahfuray koobka degmooyinka Galmudug “SAWIRRO”

June 5, 2023
Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

Cayaartooyda Xulka Qaranka Dalkeenna oo baaritaan lagu xaqiijinayo da’dooda ku maraya Ethiopia

April 14, 2023
Hadii aadtahay nin guursaday  oo ay xaskaagu kaa diido inad ku jiifato dharka  shaqada ama lebiskaaga adiga oo aad u daalan maxad sameyn laheyd?
arintani waa sheeko ka dhacday  Magaalada Bad Burley Borg ee woqooyiga dalk jaramalka waana qiso aad uga yaabisay ciidkanka Poliska magaaladaasi.
Nin u dhashay dalka jarmalka iyo xaas uu qabay ayey sheekadani ka dhexdhacday kadib markii ninka oo aad u daalan uu  gurigiisa ku laabtay, kadibna uu sariirta jiiftay isagoo xiran dharkii shaqada, sida surwaal Jakad iyo iskaalshooyin arintaasi ayaa u cuntamiweyday haweeneydii uu qabay ninkaasi waxana ay u wacday ciidka Poliska oo ay u sheegtay in ninkeedu uu gurigii burburiayay.
Markii ay Polisku goobta soogaareen waxa ay arkeen ninkii uu si raaxo leh ugu jiifa joodarigiisa, markii ay weydiyeen haweydiii sababta ay ugu wacday ayey ku tiri, waxan idin kugu wacay inaad inkaan qabataan maxaa yeelay anigu marabo in ninkeygu ku jiifto dharka shaqada.
Poliskii ayaa isaga tegay gurikii qoyska iyagoo haweeneydaasina aad u canantay una sheegay  in la ganaaxidoono hadii ay ciyar ciyar u soo wacdo telephonka xaaladaha deg dega ah ee Poliska .ninjiifa
Previous Post

Dhalinyarada  dalalka Islaamka oo taagaareya Turkiga

Next Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Khartoum kula kulmay Gudoomiyaha Jaamacadda Afrika.

Next Post
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Khartoum kula kulmay Gudoomiyaha Jaamacadda Afrika.

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Khartoum kula kulmay Gudoomiyaha Jaamacadda Afrika.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In