Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaalad abaareed iyo biyo la’aan ayaa ka jira deegaano hoos yimaada magaalada Galinsoor ee gobolka Galgaduud.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Xaalad abaareed iyo biyo la’aan ayaa ka jira deegaano hoos yimaada magaalada Galinsoor ee gobolka Galgaduud.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
Xilli abaaro ba’an oo dadka iyo duunyada saamayn ku yeeshay ay ka jiraan gobolka Galgaduud ayaa maamulka deegaanka Galinsoor waxa uubilaabay in biyo dhaamis loo sameeyo tuulooyinka ku hareeraysay magaaladaas, halkaas oo ay ku nool yihiin dad xoolo dhaqato ah oo soo gaari waayay meelaha biyaha leh.
Xoolaha ayaa u dhimanaya harraad iyo gaajo, waxaana qalalay barkadihii biyaha, iyadoo booyadana inta ay biyaha shubayaan la dhamaysanayo.
Dadka magaalada ayaa xitaa waxaa saamaysay abaarta, waxaana hoos u dhacay  gacansiga maadaama dadkii wax iibsan jiray abaartu dhaqaalohooda hoos u dhigtay, sida ay sheegayso Faadumo Jaamac Cabdulle oo ah gudoomiyaha ururka Haweenka Galinsoor.
Gudoomiyaha Maamulka deegaanka Galinsoor Cali Siciid Indhakorey ayaa codsaday in gurmad bini’aadanimo loo sameeyo dadka abaartu xoolaha ka laysay, laguna gacansiiyo hawlaha samafalka ee ay bilaabeen.
DSC00773 DSC00774 DSC00775 DSC00778 DSC00779 DSC00781 DSC00783 DSC00787 DSC00788 DSC00790
Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay danjiraha Turkiga-Sawirro

Next Post

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 1-1-2017

Next Post
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 1-1-2017

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In