Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Xaalad deg deg ah oo lagusoo rogay Washington kadib markii qofkii u horeeyey uu ugeeriyooday Viruska Carona

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Xaalad deg deg ah oo lagusoo rogay Washington kadib markii qofkii u horeeyey uu ugeeriyooday Viruska Carona
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mareykanka ayaa ku dhawaaqay qofkii ugu horeeyey ee u  geeriyooda cudurka ‘coronavirus’ kaasoo ku dhintay  waqooyiga-galbeed Washington State.

Saraakiisha ayaa sheegay in qofka dhintay uu ahaa nin  konton jir ah oo dhibaatooyin caafimaad qaba.

Related posts

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa tilmaamay in inkastoo ay kiisaska sii badnaan karaan  laakiin in Mareykanka uu diyaar uyahay  dadaal kasta oo loogu tagayo in cudurka uu faafo.

Mas’uuliyiinta Mareykanka waxay sheegeen inay sii kordhinayaan xayiraadaha safarka ee Iran, waxayna ku boorinayeen Muwaadiniinta Mareykanka inay ka fogaadaan aaditaanka wadamada  Talyaaniga iyo Kuuriyada Koofureed kuwaasoo kamid ah wadamada uu aad ugu faafay cudurka dadna ay ugu geeriyoodeen.

In ka badan 85,000 oo kiis oo ah cudurka coronavirus ayaa laga diiwaangeliyay 57 waddan oo adduunka ah, iyadoo ay ugeeriyoodeen  qiyaastii 3,000 oo qof , sida laga soo xigtay Ururka Caafimaadka Adduunka.

Kiisaska ugu badan iyo dhimashada waxaa laga diwanagaliyey  dalka  Shiinaha, oo ah halka uu fayrasku kasoo bilaabmay dabayaaqadii sanadkii hore.

Waxaa tarjuntay Wariye Amina ladan Axmed Cali 

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul wasaaraha Suudaan si loo xoojiyo iskaashi wadaagga “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Barnamijka Dhacdooyinka Maanta Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In