Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO-Xafiiska Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Laga Furay Jowhar

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
DAAWO-Xafiiska Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Laga Furay Jowhar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha maxkamada darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida Gaashaanle Xasan Cali Nuur Shuute ayaa maanta si rasmi ah uga furay magaalada Jowhar ee maxkamada ciidamada qalabka sida iyo xafiiska xeer ilaalinta maxkamada ciidamada oo wax badan ka tari doonta kiisaska la xiriira arrimaha ciidanka.

Munaasabad lagu furayay maxkamada ciidamada qalabka oo lagu qabtay magaalada Jowhar ayaa waxaa ka qeyb galay guddoomiyaha gobolka Shabeelaha dhexe Cali Cabdulahi Xuseen ”Guudlaawe”,guddoomiye ku xigeenka arrimaha siyaasadda iyo amniga Axmed Meyre Makaraan,saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida iyo mas’uuliyin kale.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Guddoomiyaha maxkamada darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida Gaashaanle Xasan Cali Nuur Shuute oo ka hadlay munsaasabadaasi ayaa ku dheeraaday ka sheekeynta muhiimada xafiiskani uu u leeyahay dadka reer Jowhar, isagoo sheegay Askarigii dambe galaa in maxkamadu ay cadaalada horkeeni doonto shaqadeedana wixii maanta ka bilowdo ay socon doonto, wuxuuna sidoo kale uu tilmaamay maxkamadu ay tegi doonto goobaha furumaha ah wixii la soo qabtana isla goobta lagu soo saari doonaa maxkamad.

Guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe Cali Cabdullahi Xuseen ayaa Furitaanka maxamada ciidamada qalabka sida xafiiskeeda Jowhar soo dhoweeyay isagoo sheegay in maamulka gobolka uu garab istaagi doono sidii maxkamada howlaheeda u gudan laheyd.

Previous Post

Kooxaha Bayern Munich,Wolfsburg,Dortmund iyo Hertha Berlin oo Guulo Gaaray “SAWIRRO”

Next Post

Atletico Madrid oo Real Madrid Ka Badisay Kulankii Madrid derby “SAWIRRO”

Next Post
Atletico Madrid oo Real Madrid Ka Badisay Kulankii Madrid derby “SAWIRRO”

Atletico Madrid oo Real Madrid Ka Badisay Kulankii Madrid derby “SAWIRRO”

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In