Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xafiiska xeer ilaaliyah guud ee Qaranka oo ka digay isticmaalka Dukumiintiyada been abuurka ah

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Xafiiska xeer ilaaliyah guud ee Qaranka oo ka digay isticmaalka Dukumiintiyada been abuurka ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa lagu sheegay in ay baaris ku wadaan shirkaddo iyo dad ku eedaysan dukumiinti been abuur oo ay sameysteen,kuwaas oo Dukumiintiyada dowladda si been abuur ah u isticmaalay,iyaga oo ujeedadood ay ahayd ka qeyb galka tartanka loogu jiro u adeegida shacabka Soomaaliyeed ee u diyaar garoobay gudashada Acmaasha Xajka Sanadkaan.

War-saxaafadeedka ayaa lagu yiri:- xafiiska xeer ilaaliyah guud ee Qaran waxaa u baaris ku hayaa shirkaddo iyo dad ku eedeysan dukumiintiyo been abuur ah oo ay semysteen,kuwaas oo dukumiintiyada dowladda si been a buur ah ugu sameysteen si ay uga qayb galaan tartanka loogu adeegayo Ummadda Soomaaliyeed ee dooneysa in ay soo gudtaan Acmaasha Xajka ee Sanadkaan.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Halkaan hoose ka Akhirso war-saxaafadeedka ka soo baxay xafiiska xeer ilaalinta guud Ee Qaranka.

Previous Post

Ciidanka Kumaandooska Danab oo dilay horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta

Next Post

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka oo Golaha Wasiirrada hor geeyay Hindise muhiima

Next Post
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka oo Golaha Wasiirrada hor geeyay Hindise muhiima

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka oo Golaha Wasiirrada hor geeyay Hindise muhiima

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In