Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaflad soo dhaweyn ah oo gudoomiyaha ururka dhalinyarada Hiiraan loogu sameeyay Muqdisho (SAWIRO)…

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Xaflad soo dhaweyn ah oo gudoomiyaha ururka dhalinyarada Hiiraan loogu sameeyay Muqdisho (SAWIRO)…
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad si heersare loo soo agaasimay ayaa maalinti shalay aheyd oo ay taarikhdu ku begneyd 02-01-2015 lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Ujeedka munaasabada ayaa aheyd soo dhaweyn iyo taageerid loo sameeynayay Muna Xasan Maxamed oo dhawaan loo doortay Gudoomiyaha  Ururka Dhalinyarda Gobolka Hiiraan.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

September 26, 2026
Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026

Munaasabada ayaa waxaa ka qeybgalay qaar ka mid ah xildhibaanada Dowladda federalka Soomaaliya, wasaarka Dhalinyarada iyo Sportiga, ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed, ururka dhalinyarada Qaranka, Siyaasiyiin ka soo jeeda gobolka, qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka, ururka midowga ardeyda jaamacadaha, Abwaniin, iyo dhamaan bulshada qeybaheeda kala duwan.

Munaasabada ayaa waxaa daah furay qaar ka mid ah dadka ka soo jeeda gobolkaas ayagoo Muna u soo jeediyay ammaan iyo bogaadina,  waxa ayna ballanqadeen in ay la shaqeynayan Muna ayna ku faraxsanyihiin in ay hoggaan u noqoto dhalinyarada gobolka Hiiraan.

Muna oo muddo badan ka soo shaqeysay arrimaha bulshada ayaa ka soo qeyb galaysha munasabadda ku amaaneen doorkeda waxqadbka lahaa ee ay horey ugu soo shaqeysay gobolka iyo waliba meelo ka baxsan gobolka.

Gudomiye ku xigeenka ururka dhalinyada Qaranka Soomaaliyeed  Maxamed Cabdirashiid oo halkaasi ka hadlay ayaa shegay in ay Muna si dhow ula shaqeyndoonaan  ayna soo dhaweynayan ka dhalinyaro ahan.

Xoghayaha guud ee ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed Marwo Faadumo Aadan Cosoble ayaa Muno ugu hanbalyeysay xilka loo doortay waxa ayna sheegaty in ay u qalnto Muna xilkan iyo mid ka sii weyn,  maadama ay ilaa yaraanteda ka soo shaqeyneysay arrimaha bulshada..

Marwo Faadumo Aadan oo hadalkeda sii wadata ayaa balanqaadey in Muna loo sameyndoona Caleemo saaar lagu qabandoono Gobolka Hiiraan caasimadiisa Magaalada Baledweyn

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah mudanayaashii ka qeybgalay xafladda ayaa hambalyo iyo soo dhaweynba u muujiyay Gudoomiyaha Cusub Muna Xasan isagoo  balanqaaday in Muna uu u galbindoono gobolka, ayna ka qeybgalayan caleema saarka loo sameyndo,

Sidoo kale xildhibaan Cabdullahi Maxamed Aadan ‘Shaacir” ayaa isna ku amaanay dadaalka Muna ay ugu jirto hormarinta dhalinyarada yarada iyo bulshada.

Gabagabadii Munaasabada ayaa waxaa hambalyo dhanka talefanka ah ugu soo qeybqaatay jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku  nool Sucuudi, koonfur Afrika,Dubia, America iyo Yurub,  ayagoo dhaamaan u hambalyey Muna una rajeyay in ay xilkeda gudato.

Gudoomiyaha ururka dhalinyarada gobolka Hiiraan Muna Xasan Maxamed, oo xaflada soo xirtay ayaa  ka qeybgalaysha uga mahadnaqday taageerada ay u muujiyeen, iyadoo balanqaadday in ay wax muuqda ka qabandoonto baahida dhalinyarada gobolka si siman oo laheyn eex iyo nin jecleysi.

DSC01882 DSC01893 DSC01894 DSC01912 DSC01924 DSC01928 DSC01957 DSC01976 DSC01995

 

Previous Post

Tartan isboorti oo lagu soo gabo gabeeyay degmada Xamar weyne

Next Post

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay (Sawirro)

Next Post
Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay (Sawirro)

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay (Sawirro)

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚

September 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In