Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaflada ciidda oo ay dad ku naf waayeen dalka Ghana

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Xaflada ciidda oo ay dad ku naf waayeen dalka Ghana
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sagaal ruux ayaa ku geeriyootay magaalada labaad ee ugu weyn dalka Ghana ee  Kumasi, kadib markii dad ka qeybgalayay xafladda ciidul fitriga ay isku jiireen goob munaasabad ay ka socotay sida laga soo xigtay warbaahinta wadankaas.

Dhacdadaas ayaa dadkii ku dhaawacmay waxaa lagu daweynayaa isbitaal ku yaala magaalada Kumasi, iyadoo mid kamid ah dadka dhaawacmay uu ku jiro xaalad khatar ah sida uu baahiyay Idaacad maxali ah ee lagu magacaabo Joy FM.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

Waxaa jira warar iskhilaafsan oo ka soo baxaya waxa sababay in dadka xafladda joogay ay is buurtaan.

Mid kamid ah dadka goob jooga ka ahaa xafladda ayaa laga soo xigtay isagoo sheegaya in is buurashada ay keentay markii korontada ay si lama filaan ah ku  tagtay  isla markaana dadkii goobta joogay ka ka naxeen ayna isku dayeen in ay ka baxaan hoolka.

Goob jooge kale ayaa sheegay in markii ay xafladda dhamaatay ay korontada tagtay oo dadkiina awoodi waayeen in ay ka baxaan hoolka maadaama la xirey albaabkii laga bixi lahaa.

Previous Post

Daawo sawirada sida Gaalkacyo looga ciiday

Next Post

Axmed Madoobe “inta qabyaaladdu jirto laga adkaan doonin Al-Shabaab”

Next Post
Xildhibaanada Maamulka Jubbaland oo lagu kordhiyay Xubno Cusub

Axmed Madoobe "inta qabyaaladdu jirto laga adkaan doonin Al-Shabaab"

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In