Tuesday, March 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Jabuuti oo mar kale xilka loo Caleema saaray

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Xafladda lagu taageerayay Madaxweynaha Jabuuti oo lagu qabtay Suudaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dalka Djibouti Mudane Ismaciil Cumar Geelle ayaa maanta loo caleemo saaro xilka Madaxtinimada Jabuuti mar kale kadib markii uu dhawaan ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee dalkaasi ka dhacday, waxaana munaasabadda ka qeyb galaya madaxda gobolka oo uu ku jiro Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Jabuuti.

Xafladda Caleema saarka ayaa sidoo kale waxaa ka soo qaybgalay madax ka socotay dalal kala duwan oo caalam ah kuwaas oo ugu wada hambalyeeyay guusha uu mar kale ka gaaray madaxweyne Geele doorashooyinkii dalkaa ka dhacay,

Related posts

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026

waxaana madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele oo khudbad ka jeediyay Xafladda uu u ballan qaaday shacabka Jabuuti in dalka uu gaarsiin doono meesha hadda uu joogo meel ka sii wanaagsan, isagoo ku amaanay shacabkiisa sida ay codkooda mar kale u siiyeen, taas oo uu sheegay in ay siineyso kalsooni ah in daacadnimo iyo karti uu dalka ku sii hoggaamiyo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo shalay gaaray dalka Jabuuti ayaa qeyb ka ah madaxda ka qeyb galaysa xafladda caleemo saarka, waxaana ay wada qaateen kulan madaxweynaha jabuuti isagoo mar kale ugu hambalyeeyay madaxweynaha Soomaaliya guusha uu ka gaaray madaxweyne Geele doorashooyinkii dalkaasi ka dhacay.

 

Previous Post

Qeyb ka mid ah qalabka saadaasha hawada oo dalka la keenay

Next Post

Hay’adaha Dowladda oo qalab xafiiseed lagu wareejiyay”Sawirro”

Next Post
Hay’adaha Dowladda oo qalab xafiiseed lagu wareejiyay”Sawirro”

Hay’adaha Dowladda oo qalab xafiiseed lagu wareejiyay"Sawirro"

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo caawa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee tartanka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo  lagu soo dhaweeyey UK

Wasiirka Cadaaladda XFS oo lagu soo dhaweeyey UK

March 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macalin, oo safar shaqo ku jooga United...

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

Somali Leaders Honor Fallen Soldiers and Celebrate Military Gains During Ramadan

March 16, 2026
0

The Ministers of Defense, Ahmed Moallim Fiqi; Education, Culture and Higher Education, Farah Sheikh Abdulkadir; Transport and Civil Aviation, Mohamed...

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

SoDMA, South West Ministry Launch Emergency Food Aid for Drought-Affected Families in Baidoa

March 16, 2026
0

The Somali Disaster Management Agency (SoDMA), in collaboration with the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, today launched the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In