Thursday, February 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xeer ilaalinta Qaranka oo soo bandhigtay liiska 18 eedeysane oo ay ku jiraan 9 baxsad ka ah Caddaaladda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo maanta magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabatay ayaa soo bandhigay liiska 18 mas’uuliyiin dowladeed ah, kuwaas oo 9 ka mid ah baxsad ka yihiin Caddaaladda.

Xeer Ilaaliyaha ayaa sheegay in Maxkamadda Gobolka Banaadir loo gudbiyay liiska 18 ruux oo ku eedeysan been abuur dukuminti, lunsasho , leexsasho iyo  xatooyo xoolo dadweyne , dayacaad iyo gudasho la’aan waajibaadkii saarnaa, iyagoo ka faa’iideysanaya xafiis dowladeed.

Related posts

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026

Hadaba halkan hoose ka Akhriso liiska mas’uuliyiinta xiran iyo kuwa baxsadka ah Caddaaladda ee Xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka uu soo bandhigay:-

JOOGE

Cabdulaahi Maxamed Cali Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada (06-08-2020).

Maxamed Cadde Mukhtaar Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada (2015 – 2020)

Cabdullaahi Maxamed Cosoble Agaasimaha Waaxda Ajaaniibta

Cumar Macallin Kutiin Agaasime ku xigeenka Waaxda Ajaaniibta

Saadir Xasan Cabdi Nuur Madaxa Hubinta Visa kordhinta Waaxda Ajaaniibta

Aadan Maxamed Cabdi Maamulaha Qaadashada Visa-ha ee Waaxda Ajaaniibta

Abubakar Maxamed Cali Maamulaha Cashuuraha Barigga

Cabdiqaadir Cabdi Socdaal (Abtidoon) Khasnajiga qaybta Ajaaniibta

Maxamed Aadan Cabdullaahi Maamulaha Bangiga ee Laanta Airport-ka Aadan Cadde

MAQANE

Cabdiraxmaan Cabdikariin Ibraahim Madax-qaybeedka Ruqsansiinta Ajaaniibta ee Waaxda Sharciga iyo xiriirka shaqaalaha.

Cabdullaahi Daahir Wehliye Khasnajiga Bangiga ee Laanta Airport-ka Aadan Cadde.

Cabdiwaaxid Muxsin Ibraahim Shaqaale ka tirsan Waaxda Ruqsansiinta Ajaaniibta ee Waaxda Sharciga iyo xiriirka shaqaalaha.

Muxiyadiin Xasan Julus (Saabey) Agaasimaha Waaxda Canshuuraha Barigga.

Maxamed Idiris Axmed Madaxa Canshuuraha Dadban ee Wasaarada Maaliyadda.

Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) Agaasimihii hore ee Ha’yadda Socdaalka iyo Jinsiyadda

Cabdiqaadir Cilmi Cali Agaasimaha Guud ee Ha’yadda Socdaalka iyo Jinsiyadda.

Maxamed Cali Caadle Agaasimihii hore ee Waaxda Ajaaniibta.

Abubakar Xasan Aadan Madaxii hore ee xaqiijinta Documents-ka Codsiga Visa kordhinta Waaxda Ajaanibta.

Previous Post

Koox-howleedka Farsamo ee Xalka waara ee Galmudug oo laga hirgeliyay Dhuusamareeb

Next Post

Danjirayaasha Soomaaliya, Imaaraatka iyo Romania ee Ethiopia oo Addis Ababa ku Kulma

Next Post
Danjirayaasha Soomaaliya, Imaaraatka iyo Romania ee Ethiopia oo Addis Ababa ku Kulma

Danjirayaasha Soomaaliya, Imaaraatka iyo Romania ee Ethiopia oo Addis Ababa ku Kulma

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha C/casiis oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 25, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

Taliyaha Ciidanka XDS oo kulan la qaatay hoggaanada ciidanka

February 25, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyeyaasha Talisyada Ciidanka, Kaaliyaha...

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

Danjire Cabdinuur oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxda Azerbaijan

February 25, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa gudbiyay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsigiisa....

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la afuray shaqaalaha Xafiiska

February 25, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay howlwadeennada iyo shaqaalaha Xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In