Friday, February 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Mustaf Dhuxuloow Oo Deeq Lacageed Siiyey Abwaan Ku Xanuunsan Cadaado “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Mustaf Dhuxuloow Oo Deeq Lacageed Siiyey Abwaan Ku Xanuunsan Cadaado “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow oo ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa deeq lacageed oo gaareysa 1000$ ku wareejiyey Abwaan Soomaaliyeed oo mudo ku xanuun sanaya magaalada Cadaado.

Abwaanka oo lagu magacaabo Deeq Qooje Shire ayaa xanuunsan mudo 10 sano ah waxaana uu ku naafoobay dhaawac kasoo gaaray gaari la rogmaday waxaana markii lacagtan la guddoon siinayey ku sugnaa goobta Abwaan Cusmaan C/laahi Guure oo qoyskiisa oo ka kooban Afar carruur ah iyo Hooyadood.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

NISA oo howlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul oo ka tirsan Khawaarijta

February 5, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Golaha Wasiirrada XFS oo baaq ka soo saaray abaarta ka jirta dalkeenna

February 5, 2026

Abwaan Cusmaan C/laahi Guure oo hadal kooban ka jeediyey goobta ayaa uga mahad celiyey Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow taageerrada iyo gargaarka uu had iyo goor u sameynayo dadka tabaaleysan waxaana uu fariin u diray markale dadka Soomaaliyeed ee wax heysta iney soo kaalmeeyaan walaalkood Abwaan Deeq Qooje.

Abwaanka deeqda lacagta la guddoon siiyey maanta oo ah Abwaan Deeq Qooje ayaa uga mahad celiyey Xildhibaan Mustaf Dhuxuloow taageerrada uu u fidiyey waxaana uu Alle uga baryey in bedel kheyr qaba uu siiyo.

DSCI6198 DSCI6199 DSCI6200 DSCI6202 DSCI6203 DSCI6204 DSCI6208 DSCI6209 DSCI6211 DSCI6214 DSCI6216 DSCI6221 DSCI6222 DSCI6226 DSCI6231 DSCI6233 DSCI6238 DSCI6244 DSCI6249 DSCI6250

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo la kulmay safiirka Sweden ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha oo kulan sagootin ah la qaatey Philippe Lazzarini oo ka tirsan Qaramada Midoobay

Next Post
Madaxweynaha oo kulan sagootin ah la qaatey Philippe Lazzarini oo ka tirsan Qaramada Midoobay

Madaxweynaha oo kulan sagootin ah la qaatey Philippe Lazzarini oo ka tirsan Qaramada Midoobay

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

NISA oo howlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul oo ka tirsan Khawaarijta

February 5, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Golaha Wasiirrada XFS oo baaq ka soo saaray abaarta ka jirta dalkeenna

February 5, 2026
0

Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS ayaa kulankoodii maanta kaga hadlay xaaladda daran ee abaaraha dalka ka jira, waxa ayna soo saareen...

Soomaaliya iyo Masar oo Yeeshay La-Tashiyo ay ku Xoojinayaan Iskaashiga Istaraatiijiga ah ee Labada Dal

Somalia-Egypt Bilateral Meeting Highlight Strategic Partnership

February 5, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali held consultations today...

Soomaaliya iyo Masar oo Yeeshay La-Tashiyo ay ku Xoojinayaan Iskaashiga Istaraatiijiga ah ee Labada Dal

Soomaaliya iyo Masar oo Yeeshay La-Tashiyo ay ku Xoojinayaan Iskaashiga Istaraatiijiga ah ee Labada Dal

February 5, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali ayaa maanta magaalada Qaahira kula yeeshay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In