Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanada Baarlamaanka oo ka dooday Hindise Sharciyeedka Saxaafadda Iyo Wasiir Odawaa Oo Loo Dhaariyay Xubinimada Baarlamaanka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanada Baarlamaanka oo ka dooday Hindise Sharciyeedka Saxaafadda Iyo Wasiir Odawaa Oo Loo Dhaariyay Xubinimada Baarlamaanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Bilowga kulankii maanta ayaa waxaa xildhibaanada baarlamaanka hortooda lagu dhaariyay xildhibaan cusub oo ka mid noqonaya baarlamaanka Soomaaliya kaasi oo ah Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Odawaa oo bedelay Xildhibaan Abtidoon oo ku geeriyooday weerarkii 1-da bishani ka dhacay Saxafi Hotel ee magaalada Muqdisho.

Dhaarinta kaddib xildhibaanada  waxa ay gudagaleen in ay ka doodaan hindise sharciyeedka saxaafada Qaranka dooda xildhibaanada waxa ay eheyd toosin lagu sameynayo sharcigani inkastoo sharcigani uu yahay mid horey loo soo turxaan bixiyay argatida xildhibaanada ay aad u muujinayeen waxaa ka mid ah adkeynta ganaaxa wariyaha si ay u yaraadaan qaladaadka saxaafadda.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha guddiga warfaafinta ee baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo inta badan uga jawaabayay soo jeedinada xildhibaanada ayaa aad ugu hadlay xuquuqda wariyaha uu siinayo sharcigani.

Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo goob joog ka ahaa dooda xildhibaanada ee hindise sharciyeedkani ayaa gaba gabadii uga mahadceliyay xildhibaanada sida ay ugu biirinayaan talooyinkooda sharcigani, waxaana Xildhibaanada baarlamaanka uu ka codsaday in la dadajiyo meel marinta sharcigani

.Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya mudane Jeylaani Nuur Iikar oo kulanka baarlamaanka ee maanta shir guddoominayay ayaa gaba gabadii tilmaamay in ay soo gaba gabowday dooda baarlamaanka oo ka dhigan in laga gudbay akhrinta labaad ee hindise sharciyeedka loona gudbayo akhrinta sedexaad, isagoo u hambalyeeyay doorashada guddoomiyaha cusub ee golaha Wakiillada Maamulka Puntland Axmed Cali Xaashi.

Previous Post

Agaasimaha Guud Wasaaradda Boostada Oo Geneva Kula Kulmay Xubno Ka Tirsan Hey’adda Isgaarsiinta Aduunka

Next Post

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Djibouti oo ka wadahadley iskaashiga amniga gobolka, iyo xoojinta xiriirka labada dal “Sawirro”

Next Post
Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Djibouti oo ka wadahadley iskaashiga amniga gobolka, iyo xoojinta xiriirka labada dal “Sawirro”

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Djibouti oo ka wadahadley iskaashiga amniga gobolka, iyo xoojinta xiriirka labada dal “Sawirro”

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In