Wednesday, April 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo shaaciyay xiliga la qabanayo doorashada Guddoonka ee Golaha Shacabka&Aqalka Sare

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
4 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo shaaciyay xiliga la qabanayo doorashada Guddoonka ee Golaha Shacabka&Aqalka Sare
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay wax ka bedelka habraaca  kmg ah ee u gaarka ah doorshooyinka labada gole Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Wax ka bedelka habraacan waxaa haa ku ogolaatay 190-Mudane todoba Xildhibaan ayaa diiday lixna waa ay ka aamustay.

Related posts

Wasaaradda Shaqada XFS oo qabatay kulan ku saabsan isku-dubaridka Mashruuca BAXNAANO

Wasaaradda Shaqada XFS oo qabatay kulan ku saabsan isku-dubaridka Mashruuca BAXNAANO

April 8, 2026
Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

April 8, 2026

Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka ayaa sidokale ansixiyay in 27-ka Bishan la qabto doorashada Guddoonka Rasmiga ah ee Golaha Shacabka iyadoo Sidoo kale doorashada Guddoonka Golaha Aqal Sare la qaban doono 26-bishan.

Previous Post

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal ku qabtay Xubno ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab

Next Post

Doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka oo lagu qabatay Kismaayo

Next Post
Doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka oo lagu qabatay Kismaayo

Doorashada kursi kamid ah Golaha Shacabka oo lagu qabatay Kismaayo

Wasaaradda Shaqada XFS oo qabatay kulan ku saabsan isku-dubaridka Mashruuca BAXNAANO

Wasaaradda Shaqada XFS oo qabatay kulan ku saabsan isku-dubaridka Mashruuca BAXNAANO

April 8, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 8 Abriil 2026 Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulan muhiim...

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

Soomaaliya oo u diyaar-garowbaysa helitaanka maalgelinta cimilada

April 8, 2026
0

Xafiiska Sanduuqa Qaran ee Cimilada Soomaaliya (National Climate Fund – NCF) ayaa si rasmi ah u daah-furay tababarka Green Climate...

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

Markabka shidaal qodista Turkiga oo 10 April soo gaari doono Muqdisho 

April 8, 2026
0

Waa waaber cusub oo u baryay Soomaaliya, iyadoo markabka qodista shidaalka ee Turkiga Çağrı Bey uu soo gaaray biyaha dalka,...

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

Madaxweynaha JFS oo guddoomiyay shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada KGS iyo Taliyeyaasha ciidaada qalabka sida

April 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In