Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo kulan la qaatay ururada dhalinyarada ee ka jira dalka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo kulan la qaatay ururada dhalinyarada ee ka jira dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ay iskugu  yimadeen  Xildhibaano  ka tirsan goloha shacabka iyo ururada dhalinyarada ah ee ka jira Dalka ayaa looga hadlayay sida dhalinyarada ay uga qeyb qadanb karaan horumarka dalka sida dhalinyarada shaqo abuur loogu  sameeyn lahaa,islamarkaana amniga ay ugu qeyb qaadan karaan.

Related posts

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026

Kulanka ayaa la isku dhaafsaday aragtiyo ku aadan sida loo horumarin karo  dhalinyarada Soomaaliyeed, islamarkaan doorkooda  ay kaqataan  horumarinta dowladnimada iyo dib u dhiska dalka.

Guddoomiyaha  Dhalinyarada Gobolka Banaadir  Cabdikaafi Maxamuud Makaraan  iyo Guddoomiyaha Ururada dhalinyarada  Muno Xasan Maxamed ayaa waxay sheegeen in kulanka qodobo muhiim u ah dhalinyarada ay ka soo baxeen.

Xildhibaan Cabdifatax khaasim iyo xildhibaan  Maxamuud Siraaji oo labadaba ka tirsan xildhibaanada golaha shacabka ayaa waxaay tilmaameen inay isku afgarteen in la dhiso sharci lagu hago dhalinyaradda.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda  amniga Mudane Cabdinaasir Saciid Muuse ayaa sheegay in ay Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay ku howlan tahay sidii dhalinyaradda Soomaaliyeed loogu sameeyn lahaa shaqo abuur.

Previous Post

Agaasimaha Wasaaradda Waxbarashada XFS oo la kulmay shaqaalaha Wasaaradda oo kormeeray Dugsiyada dowladda

Next Post

Maxaa ka soo baxay shir Madaxeedkii Midowga Afrika ee Adis-ababa?

Next Post
Maxaa ka soo baxay shir Madaxeedkii Midowga Afrika ee Adis-ababa?

Maxaa ka soo baxay shir Madaxeedkii Midowga Afrika ee Adis-ababa?

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In