Sunday, March 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibano loo tababarayo habka la isu difaaco.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Xildhibano loo tababarayo habka la isu difaaco.

EMBARGOED UNTIL 00:01 2 December. Firearms instructors playing the part of terrorists taking part in a marauding terrorist firearms attack (MTFA) exercise - run by the Met for armed officers in responding to a marauding terrorist firearms attack - in London. PRESS ASSOCIATION Photo. Picture date: Tuesday December 1, 2015. Photo credit should read: Yui Mok/PA Wire

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wargeyska Daily Telegraph ee ka soobaxa dalka Britain ayaa sheegay in xildhibano ka tirsan Barlamaanku ay doorteen qadashada tababar ku saabsan habka la isu difaaco.

Arintani ayaa timid ka dab markii dhawan  la dilay xildhibaanad ka tirsaneyd Barlamanka Britain tasoo la dilay Bishii June ee lasoo dhaafay.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ay sameeyeen ku soo qabtay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab “SAWIRRO”

Ciidanka qalabka sida oo howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Daynuuney

March 29, 2026

Dilka xildhibaanadaasi  ayaa  kenay in mudanayashan ka tirsan barlamaanku ay aqbalaan qaadashada tababarkan ku saabssan habka la isdifaaca.

Tababarkani ayaa isugujira habab kala duwan oo ay ka midyihiin feerka, bootinta iyo dagaalka wadooyinka oo ay ku jirto sida la isaga difaaco werarada loo adeegsado hubka iyo mindiyaha.

Sida ay sheegeen sarakiisha tababtkani bixineysa oo ka tirsan Poliska UK xildhibanadan ayaa ka faa,iseysandoona habab kala duwan oo ay isaga difacaan werarkasta oo ay suurta galtahay in ay ku sooqadaan argagixiso ama kooxo kale oo xagjira.

EMBARGOED UNTIL 00:01 2 December. Firearms instructors playing the part of terrorists taking part in a marauding terrorist firearms attack (MTFA) exercise - run by the Met for armed officers in responding to a marauding terrorist firearms attack - in London. PRESS ASSOCIATION Photo. Picture date: Tuesday December 1, 2015. Photo credit should read: Yui Mok/PA Wire
EMBARGOED UNTIL 00:01 2 December, 2015. Photo credit should read: Yui Mok/PA Wire
Previous Post

Howlgallo qorshaysan oo Danab  ay ka fulisay Jubbada Dhexe

Next Post

Kismaayo oo laga hirgaliyey hogaanka isgaarsiinta booliiska Soomaaliyeed-Sawirro

Next Post
Kismaayo oo laga hirgaliyey hogaanka isgaarsiinta booliiska Soomaaliyeed-Sawirro

Kismaayo oo laga hirgaliyey hogaanka isgaarsiinta booliiska Soomaaliyeed-Sawirro

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ay sameeyeen ku soo qabtay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab “SAWIRRO”

Ciidanka qalabka sida oo howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Daynuuney

March 29, 2026
0

Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya, oo ku guda jira hawlgallada ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta, ayaa maanta oo ay taariikhdu...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Khawaarijta dagaal adag kula galay deegaanka Daynuunaay

Ciidanka Xoogga Dalka oo Khawaarijta dagaal adag kula galay deegaanka Daynuunaay

March 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAAY):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maleeshiyaadka Al-Shabaab ku jabiyay dagaal ay kula galeen agagaraarka Daynuunaay, ee Gobolka Baay, kadib...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In