Sunday, February 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayaha guud ee QM ayaa soo dhaweeyay ku dhawaaqidda jad walka doorashada sanadkan 2016

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Qaramada Midoobay oo xoojineyso taageerada AMISOM ee Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha guud hay’adda Qaramada Midoobay Ban ki-Moon syaa soo dhaweeyay ku dawaaqida jad walka doorashada sanadkan 2016, kaas oo ay ku cadahay in doorashada Madaxweynaha ay dheceeyso dhamaadka bisha october.

Gudiga hirgelinta doorashada Soomaaliya ayaa shaaciyay jad walka doorashada ee dalka kaasi oo sheegaya in doorashada Baarlamaanka ay dheceyso laga 24-september ilaa 10-october, Halka madaxweynaha ladooranayo 30- October.

Related posts

Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

February 22, 2026
Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026

Hogaamiyayaasha madasha wada tashiga qaran oo shir uga socday magaalada Muqdisho ayaa shalay meelmariyay jad-walka doorshada oo ay horay ugu dhawaaqeen gudiga hirgelinta doorashada.

“Geedi socodka doorashada 2016 ee Soomaaliya waxa ay muhiim u tahay safarka dheer oo ay Somaaliya ku gaarayso dimu quraadiyada” sida lagu sheegay war bixinta xafiiska afayeenka xogayaha Guud ee Qaramada Midoobay.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa u jeediyay gudiga doorashada iney hubiyaan sadax meelood mel in kuraasta Baarlamaanka ay heleen haweenka. isagoo oo dhinaca kale uga digay dhamaan dhinacyada siyaasiyiinta talaaba kasta oo keeni karta dib udhac.

Hogaamiyayaasha madasha wadatashiga qaran ayaa sidoo kale la filayaa in ay kulmaan horaanta bisha soo socota ee September sida ku cad war murtiyeed kii ka soo baxay shirkii madasha ee shalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho .

Previous Post

Taliyaha Ciidankan Boliiska oo Baydhabo tababar ugu soo xiray Ciidamo

Next Post

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Ruushka oo kala saxiixday heshiis

Next Post
Madaxweynayaasha Turkiga iyo Ruushka oo kala saxiixday heshiis

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Ruushka oo kala saxiixday heshiis

Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

February 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa wada howlgallo qorsheysan, kaas oo lagu beegsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaya aagga deegaanka...

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

Horumarinta Mashruuca SRSP oo laga shiray

February 21, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi ayaa shir-guddoomiyay kulan Guddiga...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo bilaabay ka doodista Cutubka 9-aad ee Dastuurka

February 21, 2026
0

Mudanayaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 20-aad ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In