Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xog laga helay Duqeeyntii Ciidamada Mareykanka ay ka fuliyeen Afgaanistaan

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Xog laga helay Duqeeyntii Ciidamada Mareykanka ay ka fuliyeen Afgaanistaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wargeyska The New York Times ayaa Jimcihii shalay daabacday war ka hor imaanaya warbixintii Ciidamada Mareykanka ee ku saabsaneed duqeyntii dhawaan ay ka fuliyeen Afgaanistaan ka hor ka bixitaankoodii.

29-Bishii Ogosto Ciidamada Mareykanka ayaa duqeyn xagga cirka ah la beegsaday gaari lasheegay in walxaha qarxa ay ka soo buuxiyeen Kooxda Daacish, kuwaa oo doonayay inay ku qarxisyaan Garoonka Diyaaradaha Kabul.

Related posts

๐‘๐š๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

September 29, 2026
Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026

Qoyska darawalkii wadayย  Gaariga la qarxiyay, ย ayaa u sheegay Wakaaladda wararka AFP, maalin kadib duqeynta, inay ku dhinteen 10 qof oo u badan Carruur.

Wargayska The New York Times, ayaa warbixintiisa ย ku saleeyay Waraysiyo iyo Sawirro ay qaadeen kaamirooyinka wax ilaaliya.

New York Times ayaa sidoo kale tilmaamtay, iyada oo soo xiganeeysa kaamirooyinka qarsoon ee CCTV, in ย baabuurka la duqeeyay ay Ciidamada ka shakiyeen, balse ay saarnayeen dad Rayid ah.

Wargeysku wuxuu sidoo kale Suโ€™aalo ka keenay, Waraysiyo uu la yeeshay dad khubaro ah, kuwaa oo sheegay in sheegashada Ciidamada Mareykanka ay tahay waxba kama jiraan.

Dhanka kale Ciidamada Mareykanka ayaa wali ย ku adkeysanaya in duqeynta ay u geeysteen Gaari walxaha Qarxa laga soo buuxiyay oo la damacsanaa in lagu weeraro Garoonka Diyaaradaha Kabul.

Previous Post

Daawo Documentary ka hadlaya Saameynta weerarradii 11-kii September 2001-dii

Next Post

Danjire Cawaale Cali Kullane” Soomaaliya waxa ay u baahan tahay in hishiis dhanka beeraha ah la saxiixato dalka Shiinaha”

Next Post
Danjire Cawaale Cali Kullane” Soomaaliya waxa ay u baahan tahay in hishiis dhanka beeraha ah la saxiixato dalka Shiinaha”

Danjire Cawaale Cali Kullane" Soomaaliya waxa ay u baahan tahay in hishiis dhanka beeraha ah la saxiixato dalka Shiinaha"

๐‘๐š๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐š๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

September 29, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In