Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayaha Guud ee NATO: Waxaan ka baqayaa dagaalka Ukraine inuu faraha ka baxo

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha guud ee ururka NATO Jens Stoltenberg, ayaa walaac ka muujiyay in dagaalka Ukraine uu faraha ka baxo oo uu noqdo dagaal u dhaxeeya Ruushka iyo xulafada, sidaana uu ku noqda mid dhibaato intaa ka badan geysta.

Jens Stoltenberg, ayaa yiri:”dagaalka Ukraine waxuu isu bedeli karaa dagaal weyn oo u dhexeeya NATO iyo Ruushka, waxaana laga yabaa inuu dhan waliba sameeyo , taana waxaa caddeeyn ugu filan waxa maalin kasta dhacaya.”

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin,  ayaa dhawaan sheegay in rabitaanka reer galbeedka ee ah in ay sii wadaan dagaalada  Masraxa  ay mas’uul ka tahay khatarta sii kordheysa ee keeni karto in wax kasta ay suurgal noqdaan.

Putin, ayaa yiri: ” Saameeynta ugu balaaran ayaa ah midda ay wadaan reer Galbeedka, kuwaasi oo dagaalka Ukraine isugu geeyay wax kasta oo ay awoodeen sida siyaasaddooda, dhaqaale, mid milatari iyo hub”.

Moscow, ayaa marar badan ku eedeeyo xulafada NATO in ay si firfircoon uga qayb qaadanayaan colaadda taagan, iyaga oo siinaya Ukraine hub, dhaqaale kala duwan, tababarro ciidan iyo u gacan galinta xogta milatari si ay u weeriiqaan awoodda ciidamada Ruushka.

Previous Post

Ciidamada Ammaanka Puntland oo Gacanta ku dhigay eedeysane dil geystay

Next Post

Horjoogayaal katirsan maleeshiyaadka Khawaarijta oo lagu laayay duleedka Aadan Yabaal

Next Post

Horjoogayaal katirsan maleeshiyaadka Khawaarijta oo lagu laayay duleedka Aadan Yabaal

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In