Monday, April 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubnaha haweenka ee kujira Baarlamanaka oo Muqdisho ku yeeshey kulan ku saabsanaa dowrka haweenka ee ka qeybgalka siyaasadda+sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Xubnaha haweenka ee kujira Baarlamanaka oo Muqdisho ku yeeshey kulan ku saabsanaa dowrka haweenka ee ka qeybgalka siyaasadda+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026

Xarunta guddoonka iyo guddiyada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ee Villa Harggeysa ayaa maanta waxaa ka dhacay kulan aqoon is weydaarsi ah oo ay ka qeyb galeen Xildhibaanada haweenka ah ee ku jira labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulanka oo uu soo qaban qaabiyay urur ka shaqeeya arrimaha haweenka Soomaaliyeed ayaa Waxaa ka hadlay qaar ka mid ah haweenka xildhibaanada ah ee Kulanka ka qeyb galay,waxaana ay xubnahaasi bogaadiyeen dowrka haweenka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin ka qeybgalka siyaasadda iyo horumarinta hananka dowladanimo.

Haweenka Soomaaliyeed ayaa hada leh qoondo la’eg 30% inkastoo haweenka Soomaaliyeed arintaas cabasho ay ka muujiyeen oo ay ku doodayaan In tirada ay rabeen aysan weli helin.

Haweenku waxaa ay dowr ku leeyihiin dhamaan hay’adaha kaladuwan ee dalka,sida Baarlamanaka,Xukuumadda iyo meelo kale oo muhiim ah,waxaana aan la dafiri karin kaalinta ay ku leeyihiin horumarka bulshada.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo Muqdisho kula kulmay saraakiil Sare oo ka socota Dowladda Pakistaan+sawirro

Next Post

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta DFS ee ku saabsan shirkii

Next Post
Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta DFS ee ku saabsan shirkii

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta DFS ee ku saabsan shirkii

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

Qaar kamid ah Wasiirrada XFS oo maanta shacabka reer Baydhaba kulan kula qaatay gudaha magaalada

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHAB):-Qaar ka tirsan Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhaba, ayaa maanta kulamo kala duwan kula qaatay...

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

Kumaandooska Danab oo hawlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno dhaca gobolka Baay

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ururka 165-aad ee Guutada 16-aad Kumaandooska Danab ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Degmada Buurhakaba...

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha kumeel gaarka ah ee Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In