Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubno ka tisanaa khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka NISA ee ku sugan Magaalada Baydhabo

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Xubno ka tisanaa khawaarijta oo isku soo dhiibay Ciidanka NISA  ee ku sugan Magaalada Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saddex xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee ka howlgala deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya, gaar ahaan Magaalada Baydhabo.

Raggaan isku soo dhiibay Ciidanka NISA, ayaa lagu kala magacaabaa Ibraahim Xuseen Maxamed, Nuur Maxamed Abuukar iyo Yare Cali Xuseen.

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Xubnahaan, ayaa sheegay inay ku dhuumaaleysan jireen Gobollada Baay, Bakool, Shabeellada Hoose iyo Hiiraan, markii la wareystay waxa ay sheegeen inay u adkeysan waayeen dhibaatooyinka Khawaarijta ay ku hayaan shacabka meel kasto oo ay joogaan. waxa ayna saaxiibadood ugu baaqeen inay dowladda isku soo dhiibaan oo ayna qeyb ka noqon dulmiga Bulshada Soomaaliyeed loo gaysanaayo.

Waxaa muddooyinkaan dambe soo badanayay dhallinyarada Soomaaliyeed oo ay qaldeen Khawaarijta kuwaas oo u adkaysan wayay dhibbaatad ay ku hayaa shacabka masaakiinta ah.

Previous Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo bulshada Soomaaliyeed ee Kenya ku nool u sheegay horumarka Amni ee dalkeenna

Next Post

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulamo kala gadisan la qaatay Madaxda Dowladdaha UK, Norway, Netherlands

Next Post
Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulamo kala gadisan la qaatay Madaxda Dowladdaha UK, Norway, Netherlands

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulamo kala gadisan la qaatay Madaxda Dowladdaha UK, Norway, Netherlands

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In