Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo Sheegtay inay la soo Waregeyso Hawada Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo Sheegtay inay la soo Waregeyso Hawada Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Salaad Omaar ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ku guulaystay  inla soo wareegtay Maamulka Hawada Qaranka.

Maxamed C/laahi Salaad Omaar  ayaa tilmaamay in Wasaaradda Gaadiidka iyo Diilista Hawada ay xoogga Saari doonto dib u hanashada Maamulka Hawada Soomaaliyeed.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

Wasiir Maxmed C/laahi Salaad Omaar Wasaaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukumadda Federaalka Soomaaliya  ayaa wareysigaan siiyay Laanta Afka Soomaaliga ee VOA taasoo bahwadaag la ah Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyadda Soomaaliya.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Xoogga saaraysa sidii loo soo noolayn lahaa goobihii Qaranka Soomaaliyeed ugu adeegi  jiray  Bulshada

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Wasiirka:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/12/codka-wasiir-omaar.mp3
Previous Post

Carruur baratay daruusta Diiniga ah oo abaalmarino lagu guddoonsiiyay dalka Koonfur Afrika “SAWIRRO”

Next Post

Guddomiyaha G/Banaadir oo Sheegay ,in Kubadda Cagta ay Qayb wayn ka qadanyso is-dhex galka Bulshada

Next Post
Guddomiyaha G/Banaadir oo Sheegay ,in Kubadda Cagta ay Qayb wayn ka qadanyso is-dhex galka Bulshada

Guddomiyaha G/Banaadir oo Sheegay ,in Kubadda Cagta ay Qayb wayn ka qadanyso is-dhex galka Bulshada

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In