War-qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu yirii Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo dhiirigelinaysa dhammaan Shaqaalaha dowladda waxay soo saartay xeer Ra’iisul Wasaare Lr 148 xeerkaas oo ah qiimeynta howl-gudashada shaqaalaha dowladda.
Qoraalka ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS halkaan hoose ka akhriso.