Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xukuumadda oo hirgelisay 3 xarumood oo muhiim u ah ka jawaabidda Musiibooyinka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xukuumadda Federaala ee Soomaaliya waxay dhawaan hirgalisay,ย  Sadex xarumood oo muhiim u ah ka jawaabista iyo maaraynta musiibooyinka, xarumahaan oo sadexduba muhiim u ah, maaraynta musiibooyinka iyo u adeegidda bulshada Soomaaliyeed ee ay wax yeelada kasoo gaarto, oo kala ah.

1. Xarunta Gargaarka iyo howlgallada ee ka jawaabista iyo maaraynta Musiibooyinka, taas oo hoos tagta Haydda Maaraynta Musiibooyinka oo dhawaan laga hirgaliyay gudaha isbitaalka foorlanin, (National Emergency Operation Center), xaruntaan waxaa horay u dhagax dhigay Xukuumadihii hore aa dalka, waxaana lagu dhagax dhiggay hargaha iyo saamaha, balse Xukuumaddu waxay ku guulaystay in ay ka hirgaliso gudaha isbitaalka forlanini, dhismaheeda la dhamaystiro, laguna howlagalo, Xaruntan ujeedada loo aasaasay iyo shaqadeedu waa inay Hoggaamiso guud ahaan gurmadka degdeg ah ee musiibooyinka dhaca ama dhici kara, waxayna xariirinaysaa gurmadyada kala duwan ee hayโ€™adaha dowladda ay kaga jawaabayaan, fatahaadaha, abaaraha, iyo musiibooyinka kale ee imaan karo kuwa dabiici ah iyo bani aadan sababay labaduba

Related posts

๐‘๐š๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

September 29, 2026
Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026

2. Xarunta u diyaar-garoowga, maaraynta iyo la talacaalidda cudur dillaacyada iyo musiibooyinka caafimaadka guud la xariira (Public Health Emergency Operation Center), waa xarun hoos tagta Wasaaradda caafimaadka iyo daryeel Bulshada, waxayna Wasaaradda caafimaadku dhawaan ka hirgalisay gudaha isbitaalka D-martino, xaruntan waxay ka shaqaynaysaa la socdoka cudurrada faafa, u diyaargaroowga musiibooyinka la xariira caafimaadka guud sida cudur dillaacyada, dabagalka, maaraynta iyo ka jawaabista cudur dillaacdaya, dhawaan ayaa xarigga ay ka wada jareen wasiirka caafimaadak iyo raysalwasaaraha, iyadoo si buuxda loo howl galiyay

3. Xarumaha gargaarka degdegga ah eeย  isbitaalada ku dhex yaalย ย  (Trauma centers/ Medical Emergency center), Waa xarumo hoos yimaada Wasaaradda caafimaadkaย  kana shaqeeya gargaarka degdegga ah ee dhaawacyada, gaar ahaan dhaawacyada ka yimaada qaraxyada iyo dhacdooyinka la midka ah, xarumahaan oo aan horay u jiri jirin, waxaa xarunti ugu horraysay laga hirgaliyay gudaha isbitaalka Madina oo kamid ah isbitaaladda ugu badan ee qaabila dhaawacyada, xarunta oo ay wada dhagax dhigeenย  Raโ€™iisul Wasaaraha dalka iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada, ayaa la filayaa in ay wax badan ka badali doonto badbaadinta bukaanka iyo dawayntiisa.

Previous Post

US department of state adds Senior Al-Shabab operative Abdullahi Osman Mohamed to most wanted list

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo qabatay siminaar ku saabsan Maareynta Dhiig- shubidda “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo qabatay siminaar ku saabsan Maareynta Dhiig- shubidda “SAWIRRO”

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo qabatay siminaar ku saabsan Maareynta Dhiig- shubidda "SAWIRRO"

๐‘๐š๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐š๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐ก๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

September 29, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In