Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

 Xukuumadda Soomaaliya oo cambaareysay weerarka argagaxiso ee lagu beegsaday kolonyo gargaar oo Imaaraati ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Muqdisho. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareyneysaa weerarka argagaxiso ee lagu beegsaday maanta oo Arbaco ah ( 24 June) kolonyo gargaar Imaaraati ah Caasimadda Muqdisho , kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac dad rayid ah.

Waxaan cadeyneynaa in falkaasi dambiga ah oo loo adeegsaday gaari miineysan laguna beegsaday kolonyada xilli ay mareysay fagaaraha qaranka “ Tarabuunka” uu ahaa fal fuleynimo oo argagaxiso ah , marna ma qalqalin doono kalsoonideena, waxaanu qaadi doonnaa tallaabooyin wax ku ool ah oo ka dhan ah argagaxisada iyo aragtiyada lunsan ,

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

ma hakan doono geedi socodka nabadda iyo dib u heshiisiinta , iskaba daa ma hakan doono go’aankeena dabargoynta argagaxisada , waxaanu xoojin doonaa go’aankeena aan iskaashiga si adag ula sameyneyno saaxiibadeena caalamiga ah oo ay ku jirto Dowladda Isutagga Imaaraat-ka Carabta iyo Dowladaha kale .

Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si falgal ah oo xiriir ah ay ula shaqeyneysaa dowladaha saaxiibka ah , Ururada gobolka iyo caalamiga , si loo gaarsiiyo guud ahaan Soomaaliya kala dambeynta , qaanuunka iyo dowlad wanaaga .

Waxa aanu tacsi u direynaa qoysaska dhibanayaasha , waxa aanu cadeyneynaa inaanu si dhameystiran u taageersannahay Dowladda iyo Shacabka Isutagga Imaaraat-ka Carabta .

Xafiiska Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada ee Wasaaradda

Section of Press and Public Relations

Previous Post

Tartan aad u xiiso badan oo caawa dhex maray tartamayaasha Kaxda iyo Xudur “Dhageyso”

Next Post

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka Banaadir Oo Kormeeray Xalay Degmooyin ka Tirsan Caasimada

Next Post
Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka Banaadir Oo Kormeeray Xalay Degmooyin ka Tirsan Caasimada

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka Banaadir Oo Kormeeray Xalay Degmooyin ka Tirsan Caasimada

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In