Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska 8 Maarso oo maanta lagu qabtay Muqdisho +Sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
4 years ago
in Wararka, Warka ugu Weyn
0
Xuska 8 Maarso oo maanta lagu qabtay Muqdisho +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad balaaran oo lagu xusay maalin caalamiga ah ee 8 Maarso oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Xafladda waxaa ka qeybgalay marwada koowaad ee dalka Zaynab Cabdi Macalin, wasiirka haweenka Xaniifa Maxamed Ibraahim, wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowladda, taliyaha ciidanka booliiska iyo mas’uuliyiin kale.

Related posts

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026

Wasiirka Haweenka oo ka hadlaysay xafladda ayaa u hambalyaysay haweenka Soomaaliyeed waxayna si gaar ah uga hadashay dadaalada xaqiijinta qoonddada haweenka ee 30% iyo arrimaha abaaraha oo haweenka ugu horeeyaan kuwa ay saameyso abaartu.

Marwada koowaad ee dalka oo soo gabagabeysay xafladda ayaa haweenka ugu hambalyaysay munaasabadda sideedda Maarso awgeed, iyadoo bogaadiysay dadaalada haweenka lagu horumarinayo.

Sideedda Maarso  ayaa dunida oo idil loogu dabaal degaa haweenka, Soomaaliya waxay kamid tahay dalalka sida weyn u xusa maalintan caalamiga ah.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibedda XFS oo ka qayb geli doona madasha Diblomaasiyadda Antlaya

Next Post

Tababar loo qabtay Maamulayaasha Dugsiyada Siyaasadda Waxbarashada “SAWIRRO”

Next Post
Tababar loo qabtay Maamulayaasha Dugsiyada Siyaasadda Waxbarashada “SAWIRRO”

Tababar loo qabtay Maamulayaasha Dugsiyada Siyaasadda Waxbarashada "SAWIRRO"

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In