Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska maalinta naafada aduunka oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Xuska maalinta naafada aduunka oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankancaalamiga ah ayaa maanta oo kale lagu qabtaa dacallada Aduunka taasoo loogu muujinaayo niyad wanaag dadka baahiyaha gaarka ah leh, iyadoo Soomaaliya laga sameynaayo dabbaaldegyo kale duduwan.

Gudoomiyaha Golaha Naafada Qaranka Soomaaliya Cali Cabdullihi Salaad oo hadlay Munaasabad loo sameeyey maalinta Naafada Caalamka ayaa sheegay in dhibaato ay qabaan naafada Saoomaaliya.

Related posts

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026
Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026

Ku simaha Agaasimaha Guud ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Safiyo Abuukar Karraani ayaa sheegtay in Naafada Soomaaliyeed ay la yimaadaan isku duubni iyo iskaashi si ay u gaaraan hadafkooda.

WasiirkaWasaaradda Hawla guud iyo dib u dhiska  Egn. Saalax Sheekh Cismaan ayaa u sheegay Naafada Soomaaliyeed in wasaaradda Hawla Guud iyo Dib u dhiska ay dayactir ku sameyndoonto Xaruumiyhii iyo goobihii ay lahaayeen.

Wasiirka Wasaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada C/weli Ibraahin Sheekh Muudey ayaa hambalyo u diray dhamaan Naafada Soomaaliyeed Munaasabadda Sedexda Disenbar oo caalamka xus looga sameeyo.

1977 –dii ayaa marki ugu horeysay Soomaaliya laga bilaabay aqoonsiga iyo daryeelka naafada iyagoo ay Dawladii jirtay u sameysay Xarumo lagu daryeelo ,goobo waxbarasho iyo meelo ay ku howdaan.

vlcsnap-2015-12-03-14h03m36s240 vlcsnap-2015-12-03-14h03m43s56 vlcsnap-2015-12-03-14h03m49s111 vlcsnap-2015-12-03-14h04m02s243 vlcsnap-2015-12-03-14h04m19s144 vlcsnap-2015-12-03-14h04m40s115 vlcsnap-2015-12-03-14h04m50s195 vlcsnap-2015-12-03-14h04m58s14

Previous Post

Madaxweynaha: “Waqtigii isla xisaabtan la’aanta waa uu dhammaadey, Dagaalka Gaalkacyo waa in la joojiyaa”

Next Post

DEG-DEG: Wariye Hindiyo Xaaji oo u geeriyootay dhaawac soo gaaray maanta

Next Post
Khudbadihii madaxda ee xafladda caleemasaarka madaxweynaha Galmudug oo socota

DEG-DEG: Wariye Hindiyo Xaaji oo u geeriyootay dhaawac soo gaaray maanta

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In