Wednesday, March 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

20 ka mid ah maleeshiyaadka Xuutiyiinta oo lagu dilay  koonfurta Ma’rib

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
20 ka mid ah maleeshiyaadka Xuutiyiinta oo lagu dilay  koonfurta Ma’rib
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dagaallo maanta ka dhacay jiidda koonfureed ee gobolka Ma’rib oo u dhexeeyay Ciidamada Yeman iyo maleeshiyaadka Xuutiyiinta, ayaa lagu warramayaa in halkaas lagu laayay tiro kamid ah Xuutiyiinta ka dagaalanta dalkaasi Yeman.

Ciidamada dowladda ee ku sugan koonfurta Ma’riib ayaa ka hortagay weerar ay maleeshiyadu ku soo qaadeen, iyagoo isku dayay in ay dib u soo ceshadaan fariisimo lagala wareegay saddexdii maalmood ee la soo dhaafay.

Related posts

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026

ilo -wareedyo deegaan ah ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada dowladda ay khasaare gaarsiiyeen maleeshiyaadkii soo duulay,  ayna halkaas kaga carareen meydadka labaatan kamid ah  Xuutiyiinta.

Madaxa  hawlgalladda Milliteriga Yeman Sarreeye Gaas Naasir Al-Thibaani, ayaa sheegay in Ciiddanka Qalabka Sida, ay ku guuleysteen Hawlgalkii ay Xuutiyiinta kaga sifeynayeen gobalka Ma’rib , taasoo maleeshiyada khasaare loogu geystay.

Tan iyo bishii Febraayo ee la soo dhaafay, maleeshiyaadka Xuutiyiinta ayaa xoojiyay weeraro ay ka wadeen gobolka Ma’rib ee qaniga ku ah saliidda, inkastoo maalmahii danbe ciidamada Dowlada ay kala wareegeen Xuutiyiinta goobahii ay horay u qabsadeen, iyagoo taageero ka helaya diyaaradaha isbaheysiga.

Previous Post

Carruur ku geeriyootay walxo qarxa oo ay ku ciyaarayeen

Next Post

Dhageyso riwaayadda Sama Sheeg 13.11.2021

Next Post
Sama Sheeg 02-11-2021

Dhageyso riwaayadda Sama Sheeg 13.11.2021

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah ugu qeybisay Baydhabo qoysas danyar ah

March 18, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, iyo Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maalintii labaad magaalada...

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In